Bravia waa hayad caafimaad oo ka jirta Mareykanka kana shaqeysa arimaha caafimaadka.
Hayada Bravia ayaa sidoo kale sare u qaada wacyigalinta kusaabsan arimaha caafimaadka gobolo badan oo dalkaa ah. Hayada Bravia ayaa khaas ahaan ka shaqeysa sare u qaadida wacyiga la xiriira amuuraha caafimaadka ee Soomaalida reer Mareykanka ah khaas...
Taliyaha ciidanka Puntland Jen. Saciid Maxamed Xirsi (Saciid Dheere) oo ka hadlay Dagaallada ka socda Gaalkacyo, ayaa sheegay in ka maamul ahaan aanay cidna weerar ku ahayn, balse haddii lasoo weeraro gacmaha ma laabanayso ee way is-difaacaysaa.
Sidoo kale Taliyaha ayaa xusay in wax laga xumaado ay tahay in awood...
Shirka Haweenka Afrika oo ay soo qaban-qaabiyeen Guddiga Haweenka Baarlamanka Afrika oo ay shir-gudoomiye ka ahaayeen Madaxweyne ku-xigeenka labaad ee baarlamaanka Afrika, Safiya Cilmi Jabril iyo Gudoomyaha Guddiga Haweenka ee Pan African, Aishata Xaydara ayaa waxaa ka qaybgalay Haween isugu jiray Xildhibaanno iyo Ururrada Bulshada Rayidka ah oo ka...
Madaxweynaha Dalka Nigeria Muhamadu Buhari oo ka jawaabayay dhaliilihii iyo eeddii ka timid Xaaskiisa, ayaa yiri ''Xaaskeyga waa inay ku ekaato howlaha jikada''.
Isagoo booqasho ku jooga dalka Jarmalka ayaa waxa uu yiri, ''Ma garanayo xisbiga ay xaaskeyga ka tirsan tahay balse waxaan ogahay inay ka tirsan tahay jikadeyda, fadhigeyga...
Ilhaan Omar oo ah gabar Soomaaliyeed oo Musharaxa Xisbiga Dimuquraadiga ugu soo baxay Ttartankii Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Gobolka Minnesota, isla markaana u taagan dhamaystirka doorashada ama wareegii labaad ee doorashada oo dhacaysa Bisha November ee sanadkan 2016 ayaa waxa ay soo gaarta magaalada Columbus Ohio.
Ujeeddada Socdaalka Ilhan waxa...
Saddex nin oo caddaan ah oo qarax la damacsanaa dhisme dad badan oo Soomaali ah ay kunool yihiin Kansas Mareykanka ayaa waxaa soo xiray hayada sirdoonka Mareykanka ee FBI.
Waxaa sidoo kale la sheegay in raggaasi haysteen walxaha qarxa isla markaa lasoo xiray. Waxay damacsanaayeen in qaraxaa ay geystaan bisha...
https://youtu.be/oDaJ96o0nLg?t=6
Xaaladda Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, ayaa la sheegayaa inay maanta daggan tahay kaddib dagaalo magaaldaas dib uga qarxay shalay, kuwaasoo u dhexeeyay maamullada Galmudug iyo Puntland.
Dagaalladii shalay ka dhacay oo ahaa kuwo ka culus kuwii ka dhacayya maalmihii lasoo dhaafay, ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraaan hal...
Xaaska Madaxweynaha Nigeria, Caasha Buhari ayaa sheegtay in aysan Taageeri doonin saygeeda Mohammedu Buhari haddii uu mar kale isku soo taago xilka madaxnimo ee dalkaas, haddii uusan sameyn isbedel muuqda.
Dhanka kale, Kooxda Boko haram ayaa 21-gabdhood oo ka mid ahaa kuwii ay afduubeen sannadkii 2014-kii sii daayay, kaddib markii...


















