Saturday, August 8, 2026
Shugraan Xuseen Guure oo ah Xildhibaanad laga soo doorto Deegaanka Gaarisa ee Gobolka Waqooyi-bari - Kenya ayaa kulan aad u balaaran oo lagu taageerayo waxqabadeedii iyo doorashaeeeda lagu qabtay magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota. Xubnaha Jaaliyadda Gobolka Waqooyi-bari dalka Kenya ayaa iyagu kala yimi gobolo kala duwan ,waxayna aad u...
Qaramada Midoobay, Ururka Goboleedka IGAD, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Itoobiya, Talyaaniga, Boqortooyada Britain, Sweden iyo Maraykanka ayaa walaac xooggan ka muujiyay in xubno taariikhda ku leh colaado, falal-dembiyeedyo iyo argagixisnimo lagu soo daro Liisaska Musharraxiinta Aqalka Sare ee Baarlamaanka - ee ay soo gudbiyeen qaar ka mid ah madaxda...
Dagaaladii dhawaan ku dhexmaraayay Puntland iyo Galmudug Gaalkacyo ayaa saamayn ballaaran ku yeeshay ganacsiga iyo waxbarashada magaaladaa. Iskoolo badan iyo goobo ganacsi oo badan ayaa xiran wali ayadoo wali arday badan iskoolada aysan xaadirin. Macalimiinta iyo maamulada macaahiida waxbarasho ayaa wali cabsi ka qaba in dhibaatooyin kale ay dhacaan. Dad badan...
Waxaa Caawa Degmada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellada Dhexe kusoo Gunaanadmay khudbadihii musharraxiinta Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa ee maamulka Hir-Shabeelle ay ka hor-jeedinayeen Xubnaha Baarlamaanka Maamulkaas, iyadoo berri oo Isniin ah lagu wado inay dhacdo doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa. Khudbadaha Musharraxiintu ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiir-u-dowlaha Maaliyadda Xukuumadda...
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Danjire Michael Keating, ayaa ugu baaqay maamulada Puntland, Galmudug iyo Jubbaland in ay ka reebaan xubnaha aqalka sare ee baarlamaanka xubno uu ku sheegay inay ka mid ahaayeen Hoggaamiye Kooxeedyadii Soomaaliya. Danjire Keating oo mid ka mid ah ayaa si gaar ah Maamulka Galmudug uga...
Haweeneydii Labaad ee loo doortay inay Aqalka Sare ee Baarlamaanka Cusub ee Somalia, ayaa noqotay Jawaahir Axmed Cilmi, kaddib markii ay kaga adkaatay Doorashada xubnaha Aqalka Sare oo ka dhacday Cadaado oo ah xarunta KMG ah ee Maamulka Galmudug Musharraxii la Tartamayay. Doorashada oo maalintii labaad maanta ka dhacday degmada...
Gudoomiyaha Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasada Soomaaliya Cali Maxamed Nuux timajilic ayaa si caro leh u cambaareeyey xarigga wargeyska xog ogaal iyo agaasimihii wargeyska Cabdi Aadan Guuleed oo ciidamada Nabadsugidu xarig u geysteen iyadoon sharciyad maxkamadeed loo haysan. Gudoomiyaha ayaa ugu baaqey ciidamada nabadsugidu in ay si deg deg ah ugu soo...
Ciidammo ka tirsan kuwa Nabad-sugida iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa la sheegay inay albaabbada u laabeen Wargeyska Maalinlaha ah ee Xog-ogolaa, isla makaana Xabsiga u Taxaabeen Agaasimihii Wareyskaas, Cabdi Aadan Guuleed. Madaxa Wargeyska Madaxa-bannaan ee Xog-ogaal, Maxamed Maxamuud Aadan ayaa u sheegay Ururka NUSOJ, in ciidammo ka tirsan NISA...
Xarakada Al-shabaab ayaa sheegtay in ay Gacanta ku dhigtay Diyaarad kuwa aan Duuliyaha lahayn ah oo ay ku Rakiban yihiin Kaamirooyinka wax lagu basaaso, taasoo shalay gellinki dambe ku soo dhacday deegaan 45-km Galbeed kaga beegan Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Diyaaradan oo ahayd nooca Drones-ka loo yaqaano...
Xaalad magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa maanta daggan, kaddib iska-horimaadyo kooban oo ka dhacay xalay iyo shalay, kuwaasoo sababay khasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac. Deegaan dhanka galbeed kaga began magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ku dagaalamay shalay ciidammo kala taabacsan Galmudug iyo Puntland, iyadoo ay ku dhinteen laba qof...