Dabley loo maleeyay Al-Shabaab ayaa xaafada Waaberi ku dishay sargaal ka tirsanaa nabad sugida oo la oran jiray C/Caziiz Caraaye.
C/Caziiz Caraaye ayaa dableydu toogteen asagoo kusoo jeeday masaajid shalay goor dambe sida boolisku sheegay. Ismaaciil Xuseen oo booliska ka tirsan ayaa dhacdadaa u xaqiijiyay warbaahinta.
"Goobtii lagu dilay ayaan tagnay...
Xukuumadda Somaliland, ayaa Baaq nabadeen ah u diray dadka walaalaha ah ee ku dagaalamaya magaaladda Gaalkacyo ee labadda Maamul-goboleed ee Galmudug iyo Puntland isku haystaan, waxaanu madaxweynaha Soomaaliya u soo jeediyeen inuu wax ka qabto dhibaatadda maalin walba ka dhacda Soomaaliya.
Wasiirka Warfaafinta iyo dhaqanka Somaliland Cismaan Saxardiid Cadaani ayaa...
Ugu yaraan 4 qof ayaa lagu dilay Mandheera ugu yaraana waxaa halkaa lagu dhaawacay 4 kale.
Dabley hubeysan oo loo maleeyay inay Al-Shabaab ka tirsan tahay ayaa xalay weerartay hoteelka la seexdo ee Bishaaro Lodge ee magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi-bari Kenya.
Dadka la laayay ayaan u dhalan degmadaa balse kasoo...
Ugu yaraan siddeed qof ayaa ku dhintay, tiro intaas ka badanna way ku dhaawacmeen dagaal culus oo saakay dib uga qarxay Degmada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, kaasoo weli socda, iyadoo dagaalladu ay weli socdaan.
Tirada dhimashada dagaalka maanta ayaa waxaa HOL u xaqiijiyay Ilo lagu kalsoon yahay, iyadoo dagaalkaan...
Dr. Yaxye Yuusuf Xaaji Cali oo ka mid ah xubnaha u tartamaya Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Somalia oo maalmihii ugu danbeeyay ku sugnaa Beledweyne ayaa la xirray qadar kooban, xili uu ku sugnaa Baar Xasan Dhiif ee magaalada Beledweyne.
Dr Yaxye ayaa la sheegay in xarigiisa ka hor uu la...
Guddiga Doorashooyinka Dadban, ayaa sheegay in la guda-galay Doorashooyinka Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo dhowaan la xareyn doono Ergooyinka soo dooranaya Xildhibaanada Aqalka Hoose.
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Sannadkan, Avv. Cuma Dhagey ayaa sheegay in maamul-goboleedyada Somalia ay billaabaan soo Gudbinta liisaska ergooyinka, isagoo ugu baaqay maamullada kale...
Musharrxii ugu Codka badnaa Xubnihii Aqalka Sare ee dhawaan lasoo doortay ayaa noqday Ilyaas Xasan Cali oo lagu doortay 91-cod, waxaana uu doorashadiisii uga warramay Radio SBS - Laanta Afka Soomaaliga ee Dalka Austalia.
Haddaba, Ilyaas Xasan Cali oo laga soo doortay maamulka Koonfur-galbeed ee Somalia, wuxuuna ahaa xubintii labaad...
Dagaal Culus oo u dhexeeya Ciidamada Maamulada Puntland iyo Galmudug, ayaa Saakay dib uga Qarxay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, gaar ahaan galbeedka magaalada.
Ciidamada dagaalku u dhexeeyo, ayaa isku Adeegsanaya hubka Noocyadiisa kala duwan, iyadoo dhawaaqa madaafiicda laga maqlayaa guud ahaan xaafadaha magaalada Gaalkacyo.
Sidoo kale, Dagaalka Gaalkacyo oo socda...
Waxaa geeriyooday amiirkii hore ee dalkaasi Qatar, Sheekh Khalifa bin Xamaad Al-thani shalayto Axadii.
Amiirka ayaa 84 sano jir ahaa sanadkaan. Saddex maalmood oo baroor diiq ah oo calanka dalkaa hoos loo dhigayo ayaa waxaa ku dhawaaqay dawlada dalkaa gaar ahaan boqorka dalkaa Sheekh Tamiim bin Xamaad Al-thani.
Sheekh Khalifa ayaa...
-Calais ayaa ah xero qaxooti oo kutaala halka France taasoo qaxooti dalal badan ka yimid iyo muhaajiriin ay ku nool yihiin.
Dawlada France waxay damacsan tahay in ay xidho oo albaabada ay u laabto xeradaasi qaxootiga.
In kabadan kun askari oo biliis ah ayaa maanta lagu wadaa in lasoo dhoobo halkaa...

















