Wararka naga soo gaaraya magaalada Cadaado ee gobolka Galguduud, ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan howlgalka midowga Africa AMISOM si rasmi ah maanta looga wareejiyay xarunta madaxtooyada maamulka Galmudug.
Dhawaan ayeey aheyd markii degmada Cadaado la geeyay ciidamo ka socda dowladdaha Burundi iyo Jabuuti ee qeybta ka ah AMISOM si...
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa xil ka qaadis ku sameeyay mas'uuliyiin ka tirsanaa xukuumadiisa dhinaca kalana siyaasad ahaan aad ugu dhawaa.
Ra'iisal wasaaraha ayaa is badal looga gon leeyahay in lagu dajiyo xiisada siyaasadeed ee ka taagan dalkaa ku sameeyay gollihiisa wasiirada isaga oo shaqdii ka eryay wasiiro aan...
Guddiga Federaalka Hir-gelinta Doorashooyinka Dadban ee 2016-ka, ayaa ka hadlay kormeerro ay ku tageen qaar ka mid ah deegaannada ay doorashooyinku ka dhici doonaan iyo sida ay u socdaan diyaar-garowga doorashada.
Haddaba, War-saxaafadeed uu Guddigu soo saaray ayaa wuxuu u Qornaa Sidan:
Guddiga Hir-gelinta Doorashooyinka Dadban ee Federaalka (GFHDD) oo Gudanaya...
C/llaahi bashiir waa arday ku dhashay Maraykanka Wuxuuna kaga Qayb-galay Dalka Sacuudiga tartanka Qur’aanka ah ee Caalamka ee boqor Abdiaziiz, isagoo ka galay Kaalinta 5-aad, waxaana ka Qayb-galay tartankan 147-arday oo ka kala yimid Caalamka oo dhan, iyagoo wareegii kama Dambeysta ahaa ay u soo baxeen 70-arday oo C/llaahi...
Hillary Clinton Waxay sheegeysa inay ku kalsoon tahay in baaritaanka FBI-da ee email-lada cusub ee lasoo bandhigay aysan Sababi karin in lagu helo kiis ayada ka dhan ah.
Musharraxa Madaxweyne ee cisbiga Dimuquraadiga, waxay taageerayaasheeda u sheegtay in baarayaashu ay gaari doonaan gebogebo la mid ah baaritaankii bishii July oo...
Maamul-goboleedyada Somalia iyo Dowladda Isu-tagga Imaaraadka Carabta oo Maalmahaan uu shir uga socday Magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta, ayaa la filayaa in lasoo gaba-gabeeyo maanta oo Talaado ah.
Maamul-goboleedyada, ayaa cusmaad ka helay Xukuumadda Imaaraadka, waxaa kulankan aanan lagu casuumin madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Iyadoo kulammadan ay...
-Xog-hayihii guud ee ururka iskaashiga islaamka Iyad Abadi ayaa iska casilay xilkii uu ka hayay ururka sababo la xiriira xaaladiisa caafimaad.
Xoghayaha xilka ka tagay Iyad Abadi oo 70 sano jir ah, ayaa xilkan xoghayaha ururka iskaashiga islaamka qabtay sanadkii 2012 kii, waxaana wararku sheegayaa in ay dhinaca siyaasada ku...
-Dowladaha Kenya iyo Sudan ayaa kala saxiixday heshiis wada shaqeyn ah oo ku aaddan sare u qaadida howlaha la xiriira wax soo saarka shidaalka iyo macdanta.
Kenya ayaa la filayaa inay si weyn uga faa’iideysato heshiiskaa maadaama ay Sudan khibrad u leedahay horayna u sameysay wax soo saarka macdanta iyo shidaalka...
Xoogagga Al-shabaab ee dhawaan la wareegay deegaanka Tiyeegloow ee gobolka Bakool ayaa lagu waramayaa in ay halkaa ku dilleen tiro dad rayid ah tan iyo markii ay halkaa la wareegeen.
Dadka ay dilleen Al-shabaab ayaa lagu waramayaa in ay isugu jireen ganacsato iyo dad kale oo rayid ah oo ay...
Dowladaha Kenya iyo Tanzani ayaa isku afgartay arimo dhowr ah oo ay kamid tahay in dib loo soo dhiso gudi iskaashi oo labada dhinac ka socdo kaas oo horseed u ah in labada wadan ay sare u qaadaan ganacsiga u dhaxeeya.
Shir saxaafadeed shalay aqalka madaxtooyada ee dalka Kenya ay kuwada qabteen...


















