Monday, August 10, 2026
Maamulka Puntland, ayaa maanta soo saaray war-murtiyeed ku aadan Heshiis Hor-dhac ah oo ay Dalka Imaaraadka Carabta ay uga gaareen madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland Colaadda Labadan maamul u dhexeysa ee ka taagan Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Haddaba, AKHRISO; War-murtiyeedka ku Aaddan Heshiiska Colaadda Gaalkacyo;
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa shaqada ka eryay taliyihii ciidanka nabad-ilaalinta QM ee ka Hawl-gala dalka Koonfurta Suudaan. Taliyaha la eryay, ayaa lagu eedeeyay in ciidamada uu hoggaamiyo ay ku guul-darreysteen inay bad-baadiyaan dad shacab ah oo lagu weeraray xero ay leedahay Qaramada Midoobey bishii July...
Safaarada Mareykanka ee Soomaaliya ayaa maanta war murtiyeed soo saartay kaasoo ay ku taageereyso maalinta caalamiga ah ee lagu doonayo in lagu soo afjaro ha arkin ha maaqlinta dambiyada ka dhanka ah saxafiyiinta. " Maalinta caalamiga ah ee lagu doonayo in lagu soo afjaro ha arkin ha maaqlinta dambiyada ka...
Wararka xiligan naga soo gaaraya degmada Qandala ee gobolka Bari ayaa sheegaya in maalintii labaad halkaa laga maqlayo dhawaqa madaafiic culus oo degmada uga so dhacaya dhinaca badda. Madaafiicdan ayaa loo maleynayaa in ay soo ridayaan maraakiib dagaal oo waayadii ugu danbeeyayba ku sugnaa xeebaha gobolka Bari, gaar ahaan xeebta...
Taliyaha laanta socdaalka iyo jinsiyadaha dawlada federalka soomaaliya G/sare Maxa'd Aadan Jimcaale KOOFI iyo wafdi uu hugaaminayo ayaa ka degey xarunta kmg maamulka Galmudug isagoo hawlo shaqo u tegey halkaas. Taliyaha ayaa u kuur gelaya hawlaha socdaal ee garoonka diyaaradaha magaalada cadaado maadaama ay isku xiranyihiin garoomada dalka ayna ka...
Iyadoo ay jirto cabsi laga qabo in mar kale uu dib u dhaco jadwalka doorasho ee dalka, ayaa dhinaca kale waxaa soconaya diyaar-garoow dowlad gobolleedyada qaar ugu jiraan soo xulista xubnaha aqalka hoose, kaddib markii inta badan ay soo dhameystireen xubnihii aqalka sare. Afhayeen u hadlay guddiga doorashada heer dowlad...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud, ayaa shalay xarigga ka jaray xaruntii ciidamada cirka Somalia ee Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho. Xsan Sheekh, ayaa u mahadceliyey shaqsiyaadkii suuro-geliyay in xarunta Ciidamada Cirka Somaial dib loo Hawl-geliyo ku na dhiirri-geliyey ciidanka in la sii joogteeyo dib-uhabeynta hay’adaha Amniga. “Waxaan si gaar ah ugu mahad-celinayaa...
Ciidammada dowladda Ciraaq oo maalmihii ugu danbeeyayba dagaal xoogan kula jira  kooxda Daacish, ayaa ugu danbeyntii u suurtagashay in ay gudaha u gallaan qeybo ka mid ah magaalada Mosul oo ah saldhigii ugu weynaa kooxda ISIS. Ciidammada isbaheysiga ee dalkaasi Ciraaq ayaa u suurtagashay in ay gudaha u gallaan qeybo...
Mas'uuliyiinta labada dowlad gobolleed Puntland iyo Galmudug ayaa heshiis hordhac oo lagu soo afjarayo colaada Gaalkacyo ku gaaray magaalada Abu Dubai, waxaana hishiiskan goob joog ka ahaa madaxda dowlad gobolleedyada dalka. Qodobada labada maamul ay ku heshiiyeen ayaa waxaa ka mid ah in xabada la joojiyo, islamarkaana dadka ku barakacay...
Baarlamaanka dalka Itoobiya, ayaa meel-mariyay Wasiirada Cusub ee Itoobiya oo RW Hailemariam uu isku shaandheynta ku sameeyay, Wasirradan oo magacaabidooda ay imaanayso iyadoo waddankaas dhawaan la geliyay xaalad Deg-deg ah. Wasiirrada Cusub ee Dalka Itoobiya oo ka kooban 21 Wasiir, ayaa Waxaa ku jira Wasiirro cusub, iyadoo xilalkii laga qaaday...