Puntland oo Qaramada Midoobey siisey tababar la xiriira la dagaalanka Tahriibka.

0
256

Hayada QM u qaabilsan arimaha socdaalka ee IOM ayaa siisay booliska Puntland tababar kusaabsan la dagaalanka tahriibka iyo ka ganacsiga dadka iyo weliba tacaddiga ka dhanka ah dumarka.

30 askari oo boolis ah ayaa tababarkaa ka qeyb qaatay kasoo lagu siiyay asaasiyaad kusaabsan sidii looga hortagi lahaa falalkaa.

Waxaa sidoo kale lagu tababaray sida QM ay sheegtay sidii loo dareemi lahaa ficilada kusaabsan amuurahaa maalin walba hadii ay dhacayaan ayadoo ujeedadu tahay badbaadinta dhibbaneyaasha.

Puntland ayaa ah marin lasii mariyo dadka la tahriibinayo ama sida isxambaarka ah ladoonayo in dalal kale lagu geeyo inta lacago laga qaato.

warsom2011@gmail.com

hormuud-logosalaam-bankbeccotabaarak