Madaxweynaha Somlaia, Xasan Sh. Maxamuud ayaa beeniyay in Dowladda Federaalka Somalia ay dabada ka riixayso Dagaalka Gaalkacyo, kaddib markii Puntland ay ku eedeysay in Dowladda Federaalka ay Qayb ka tahay Dagaalka, Gacanna ay siinayso Maamulka Galmudug.
Xasan Sheekh oo u wrramayay TV-ga Universal ayaa sheegay inaanay door ku laheyn Dowladda...
Maanta ayaa lagu waddaa in magaalada Jowhar ka dhacdo doorashada xubnaha aqalka sare ee dowlad gobolleedka Hirshabeelle, kaddib markii xal laga gaaray khilaaf labadii maalmood ee la soo dhaafay ka taagnaa habka loo soo xulay musharixiinta.
Madaxweynaha maamulka Hir-shabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa liiska xubnaha aqalka sare ka saaray musharixiin...
Dagaalada kasoo cusboonaaday Gaalkacyo oo shalay oo ugu dambeysay dhacay ayaa uga sii daray xaalada barakaceyaashii magaaladaa kunoolaa.
Hayadaha samafalka ayaa aad uga walaacsan arinmahooda ayadoo qeybo badan oo gobolada dhexe ah ay abaar ba'ani ka jirto. Hawlihihii ganacsiga ayaa sidoo kale waxaa saameeyay dirirta soo laba kacleysay.
Waxaan iskoolada xaadirin...
Ugu yaraan 20-qof ayaa ku geeriyooday, tiro intaa ka badanna way ku dhaawacmeen Dagaallo maanta ciidanka Galmudug iyo kuwa Puntland ku dhexmaray Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.
Dagaalka ayaa billowday kaddib markii uu jabay heshiis hordhac ah oo Hoggaamiyeyaasha labadan maamul ee Puntland iyo Galmudug, ay ku kala Saxiixdeen...
Dowladda Jarmalka, ayaa sheegay in Nabad-sugiddu baari doonto Ciidanka la qori doono marka la gaaro xagaaga soo socda. Tallaabadan waxa la qaadayaa ka dib markii baaritaan Sirdoonka wadeen lagu ogaaday inay ciidanka qalabka sida ee Dalkaas ku jiraan 20 Askari oo Islaamiyiin ah.
Afhayeen u hadlay kooxda baaritaanka waday ayaa...
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose waxaa si rasmi ah uga bilaabatay diiwaangelinta musharixiinta dooneeysa in ay kamid noqdaan xubnaha aqalka hoose ee baarlamanka dalka.
Gudiga doorashooyinka dadban ee Jubaland ayaa si rasmi ah uga bilaabay xarunta Daawad ee magaalada Kismaayo, diiwaangelinta musharixiinta, ayadoo hore loo diiwaangeliyay ergada soo dooran...
Iyadoo lagu guda-jiro Maalmahii ugu Dambeeyay ee Doorashadda Waddanka Maraykanka, ayaa Mas’uuliyiin kala duwani waxay booqanayaan Magaalooyinka kala kadisan sidii xisbi walba uu guusha u helo.
Xildhibaan Keith, ayaa booqday magaalada St Cloud si uu Taageero ugu raadiyo Xubnaha Musharraxiinta u tartamaya xilal duwan.
Sidoo kale, Xildhibaan Keith oo ay la...
Wadan kasta oo ka mid ah Qaramada Adduunkan aynu ku nool nahey waxa uu leeyahey Hab raac socdaal oo u gaar ah kaas oo u kala baxa midka gudaha dalka dhexdiisa ah iyo mid uu la wadaago dunida inteeda kale iyadoo ay sii dheertahey laguna kala horeeyo Aqoonta iyo...
Qaar katirsan qoxootiga kunool xeryaha Dhadhaab oo UNHCR ay kala noqotay kaararkii ay raashinka ku qaadan jireen ayaa cabasho ballaaran ka muujiyay nolol aad u adag oo soo foodsaartay.
UNHCR ayaa kaararkii raashinka dadkaasi ku qaadan jireen ceshatay oo la noqotay. Qaxootigaa ayaa dalbaday in kaararkoodii raashinka loo soo celiyo...
Dukumiinti bishii aanu soo dhaafnay kasoo baxay xarunta QM gaar ahaan golaha ammaanka ayaa aad loogu falanqeeyay arimaha Soomaaliya iyo Eretria gaar ahaana Soomaaliya.
Kooxda la socota gaar ahaan arimaha Soomaaliya iyo Eriteria ayaa iyana warqad arintaa kasoo saartay ayadoo ladoonayo in dareenka xubnaha golaha ammaanka lagu soo jeediyo...


















