Guddiga Qaramada Midoobey u qaabilsan kormeerka cunaqabateynta ee Soomaaliya iyo Eritrea ayaa warbixin u saaray dhamaadkii bishii hore looga hadlay arimo badan oo khuseeya Somalia oo ay ku jiraan dib-udhacyada doorashooyinka , argagaxisada ,musuq-maasuqa amni darradda ,hubka iyo waliba dhuxusha.
Warbixintan oo ka koobanayd 247 bog ayaa lagu sheegay in...
Gudoomiyihii Barlamaanki waqtigiisu dhamaadey Prof Jawaai oo mar kale ku guuleystey xubin barlamaan.
Guddoomiyaha Barlamaanka Federaalka Federaalka Somalia, Maxamed Sheekh Cismaan , ayaa ku guuleystay kurigiis u horreeyay ee doorashada Aqalka Hoose doorashada maanta ka billaabatay degmada Baydhabo ee maamul-goboleedka Koonfur-galbeed Soomaaliya.
Prof. Jawaari ayaa helay 45-cod, isagoo ka guuleystay musharraxii la tartamayay ee C/raxmaan Sheekh Ibraahim oo isagana helay 5-cod oo keliya, wuxuuna...
QM ayaa warbixin ay dhawaan soo saartay waxay ku sheegtay in ugu yaraan 150 askari ciidamada Kenya ee KDF looga dilay Ceel-cadde koofurta Soomaaliya bishii kowaad ee sanadkaan.
Warbixintaas oo ah 274 bog ayaa sidoo kale xustay in kooxda al-Shabaab ay wali nolosha ku hayso tiro ciidamada Kenya ah.
"Laga soo...
In ka badan sodeemeeye qof oo iskugu jiray shacab iyo askar, ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen rabshado ka dhashay garoonka ciyaaraha ee Hargeysa Stadium, kaddib markii shalay wada ciyaareen labadda Gobolka ee Daad-madheedh iyo Hawd uu gobolka Daadmadheedh ku badiyey laba iyo hal gool, taas oo taageerayaashii gobolka...
Goordhow waxaa magaalada Kismaayo si rasmi ah uga furantay doorashada xubnaha aqalka hoose ee baarlamanka dalka qeybta Jubaland, ayadoo xarunta Daawad oo ah halka ay doorashada ka dhaceeyso ay ku suganyihiin ergadii soo dooran lahayd mudaneyaasha.
Hoolka Daawad ayaa loo sameeyay qeybo kala duwan oo lagu soo dooran doono xildhibaannada,...
Madaxweyne ku-xigeenka Kenya, William Ruto ayaa safar booqasho ku maraya dalalka galbeedka Afrika asagoo u ololeynaya sidii Aamina Maxamed, wasiirada arimaha dibada ee Kenya looga dhigi lahaa guddoomiyaha ururka midowga Afrika (AU).
Waa wasiirada arimaha dibada ee Kenya Aamina Maxamed oo ah Soomaali Kenyan. Hadii lagu guuleysto ayaa Aamina Maxamed...
Dadweynaha Mareykanka ayaa maanta u dareeraya goobaha codbixinta ayaga oo dooran doona madaxweynaha cusub ee dalka hoggaamin doona afarta sano ee soo socota.
Hillary Clinton oo ka tirsan xisbiga dimoqraadiga iyo Donald Trump oo xisbiga jamhuuriga ah ayaa ku loolamaya doorashada maanta.
Clinton ayaa doorashada maanta ugu yeertay “Tijaabada waqtigeena”, halka...
https://youtu.be/AqIaE0DoV0M?t=248
Donald Trump oo ah Musharraxa Doorashada Madaxweynaha ee Xisbiga Jamhuuriga ee dalka Mareykanka ayaa mar kale sheegay in Doorashada Madaxnimada ee Mareykanka loogu Xag-linayo Musharraxadda Dimuqraadiga Mareykanka ee Hillary Clinton oo uu tartan adag kala dhexeeyo.
Trump, ayaa hadalkiisan kusoo beegay kaddib markii Waaxda Dambi-barista ee Mareykanka FBI-da, ay sheeghtay...
Ciidamada Burundi ee qeybta ka ah hawlgalka AMISOM ayaa laga yaabaa inay isaga baxaan AMISOM bacdamaa aysan helin wax mushaar ah muddo dheer.
Dhanka kale ayaa waxaa dawlada Burundi ay sheegtay in wax xilal ah oo dhanka hoggaaminta ah ciidamadeeda loo diiday. Labo waziir oo dawlada Burundi ka tirsan ayaa...


















