Dowladda Britain ayaa soo magacawday safiir cusub oo wakiil uga noqon doona Soomaaliya, waxuuna badali doonaa safiirkii hore ee UK u fadhiday magaalada Muqdisho.
Safiirka cusub ee hadda lasoo magacaabay ayaa ah siyaasi si weyn looga yaqaan dalka UK, waxaana uu kasoo shaqeeyay dalal badan oo ku yaala caalamka.
Safiirka cusub...
Ciidamada AMISOM ayaa sheegay inay dileen 6 dabley ah oo ka tirsanaa Al-Shabaab.
Ciidamada AMISOM ayaa waxaa ay sheegeen inay hawl gal ku dileen dableydaa ayagoo kaashanaayay ciidamada dawlada Soomaaliya ee SNA. Shalay Jimcihii ayaa AMISOM ay shegeen inay dileen dableydaa meel u jirta 35km Kismaayo.
AMISOM waxay sidoo kale sheegeen...
Ra'iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar C/rashiiid Cali Sharm'arke ayaa ugu baaqay dadkii ka barakacay dagaalladii ka dhacay magaalada Gaalkacyo in ay dib u soo guryo noqdaan, kaddib markii maalintii shalay la kala qaaday ciidammadii isku hor fadhiyay agagga dagaalka.
“Waxaa ku wargalineynaa dadkii ka barakacay dagaalladii halkan ka barakacay...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in saakay halkaa ka socto qaban-qaabada wajigii labaad doorashada xubnaha aqalka hoose, kaddib iska horimaad ka dhashay muran la xiriira doorashada oo halkaa halkaa ka dhacay.
Guddiga doorashada ayaa ku howlan siddii laga yeelli lahaa kursiga khilaafku ka dhashay, oo musharixiintii ku...
Waxaa maanta wadda hadallo muddo dheer socday kaddib lagu guuleystay in la kala qaado ciidammadii ku dagaallamay magaalada Gaalkacyo ee dowlad gobolleedyada Puntland iyo Galmudug.
Ra'iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharm'arke oo kaashanaya guddiyo ka kala socday labada dhinac ayaa siweyn isugu howlay siddii loo kala qaadi lahaa...
Ardeyda Dhigta Jaamacadda Hiiraan University ee Magaalada Beledweyne, ayaa maanta baaritaanno caafimaad oo lacag la'aan ah u sameeyay qoysas barakacayaaal ah oo ku dhibaateysan daafaha magaalada Beledweyne, iyaga oo dhinaca kalana gaarsiiyay dawo lacag la'aan ah.
Gaar ahaan, Ardeyda iyo Dhakhaatiirtii booqashadooda ku Wehlinayay ayaa baaris Caafimaad u sameeyay Qoysas...
Taliyaha Ciidanka Booliiska Somaliland Cabdullaahi Fadal Iimaan, ayaa sheegay inaysan waxba ka jirin Diyaarado la sheegay, in ay Duqeeyeen meel u dhow degmadda Oodweyen iyo kuwo soo degay Saylac agteedda.
Taliyaha Ciidanka oo kulan la yeeshay Guddida Arrimaha Gudaha ee Golaha Wakiiladda ayaa markii uu shirka ka sooo baxay warbaahintu...
Ra'iisul Wasaaraha Japan, Shinzo Abe ayaa noqday hoggaamiyihii u horreeyay caalamka oo la kulma Donald Trump oo dhawaan loo doortay madaxweynaha dalka Mareykanka.
Shinzo Abe, ayaa sheegay inuu aaminsan yahay in xiriir is-aaminaad leh uu la yeelan karo Madaxweyne Trump, waxaana kulanka labadan mas’uul uu ka dhacay guriga uu Trump...
Danjiraha midowga Africa ee Soomaaliya, Francisco Caetano Madeira, ayaa sheegay inaysan Al-shabaab marnaba carqaladeyn karin doorashooyinka ka soconaya qeybo ka mid ah dalka.
Waxaa uu sheegay in meellaha qaar ay jiraan sidda uu hadalka u dhigay arbushaad iyo carqaladeyn aan badeyn oo ay ku sameeynayaan ergooyinka wax dooranaya, balse wax...
QM ayaa ku eedeysay dawlada Australia inay ku xad gudubto xaquuqda qaxootiga iyo dadka doonaya inay Australia galaan.
Sida dawlada dalkaasi ay ula dhaqanto magangalyo doonka ayaa saraakii QM ka tirsan ay ku tilmaameen nacayb iyo xadgudub. Australia ayaa ku xakameysa dadka magangalyo doonka ah xeryo sidii dad ka takooran...


















