Madaxweynaha Koonfur-Galbeed, Shariif Xasan Sh. Aadan ayaa sheegay in maamulkiisa uu diyaar u yahay inuu la hadlo cid walba oo tabasho ka qabta arrimaha doorashada, isla markaana ay qanciyaan.
Shariif Xasan ayaa sheegay in maamulkiisu uu doonayo in shacabka ku nool degaannada Koonfur-galbeed ay doorashooyinkooda ku qancaan, Shacabkana si wanaagsan...
Ugu yaraan laba askari oo ka tirsan ciidanka booliska Somalia ka tirsan ayaa ku geeriyooday, toddoba kalena dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo gaaray Qarax miino oo goor-dhaw ka dhacay agagaarka bacadlaha Degmada Xamar-weyne ee gobolka Banaadir.
Wararka ayaa sheegaya in qaraxan uu ahaa miino goobta lagu sii aasay, isla marakana...
Wakiilka QM ee Somalia, Micheal Keating ayaa ugu baaqay Maamul-goboleedyada dalka in ay Dar-dar-geliyaan Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose ee ka socota xarumahooda, isagoo soo dhaweeyay sida ay Doorashadu ku socoto.
Danjire Keating oo War-fidieenka kula hadlayay Magaalada Baydhabo, kaddib kulan Gaar ahaa oo uu la yeeshay Madaxweynaha Maamulka Koonfur-galbeed, Shariif...
Taliyaha Hogaanka howlaha Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Cali Xirsi barre Cali gaab, oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa beeniyey Warar been abuur ah oo ay baahiyeen qaarkamid ah Warbaahinta Maxaliga ah oo ku saabsanaa in kabadan 300 oo Askari oo booliska ka tirsan in Shaqada laga eryey arrintaas ayuu...
Rag hubeysan ayaa goor dhaw magaalada Beledweyne ku dilay nin ganacsade ah oo lagu magacaabi jiray Bocor Axmed, sidda HOL u xaqiijiyeen dad goob joogayaal ah.
Ganacsadaha ayaa la sheegay in lagu dillay galbeedka magaalada Beledweyne meel aan ka fogeyn suuqa weyn ee lagu kala iibsado xollaha, waxaana dilkiisa lala...
Agaasimaha Facebook Mark Zuckerberg ayaa shaaciyay tillaabooyin looga hor tagaayo wararka been abuurka ah ee bartaa dadka qaarkii ay ku baahiyaan.
Mark Zuckerberg ayaa sidaa sheegay shalay Sabtidii ayadoo dhawaan Barack Obama sheegay in wararka aan saxneyn ee lagu baahsho baraha bulshada ay dhibaato ku yihiin hayadaha dimoqraadiga ah.
“Xog aan...
Hanti dhawraha qaranka ayaa warbaahinta u sheegay in doorashada Soomaaliya aysan si sax ah u socon.
Hanti dhawraha qaranka Nuur Jimcaale Faarax ayaa sheegay in laaluush codadka lagu kala gadanaayo. Wuxuu sidoo kale Mr. Nuur Jimcaale sheegay in caga jugleyn iyo rabsho kujirto doorashada.
Wuxuu sheegay in codeeyeyaashu u codeynayaan qofkii...
Ra´iisul Wasaaraha Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali Sharmarke, ayaa ku Guuleystay inuu kala qaado Ciidamada Labada Maamul ee Galmudug iyo Puntland, kuwaasoo isku hor-fadhiyay in muddo ah xaafado ka tirsan Gaalkacyo.
Sharma’arke oo maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa Gaalkacyo ee gobolka Mudug, ayaa heshiis kala dhex dhigay hoggaamiyeyaasha labada dhinac, waxayna...
Guddiga Doorashada Dadban oo Maanta soo saaray War-saxaafadeed ayaa ka muujiyay Walaac shaqaadii khasaaraha dhalisay ee ka dhacday degmada Jowhar ee Gobolka Shabeellada Dhexe.
AKHRISO: Bayaanka Guddiga Doorashada uu kasoo saasay Shaqaaqadii Jowhar;
Ciidamada Booliiska Gobolka Sool, ayaa Gacanta ku dhigay maanta laba dambiile oo ay baadi-goobugu jireen sidii loosoo xiri lahaa, kuwaasoo laba shil ka geystay magaalada Laascaanood ee xarunta Gooblka Sool.
Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka, Ibraahim Jaamac Daad ayaa WARSOM u xaqiijiyay in ay soo qabteen dambiilayaal lagu kala magaaabo, Ciise...


















