Waxaa magaalada Muqdisho ka soconaya diyaar-garoowgii ugu danbeeyay doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya oo lagu wado in ay dhacdo 11bishan Janaayo oo ku beegan maalinta berri ah.
Doorashadan oo noqoneysa mid xiiso gaar ah leh marka la eego musharixiinta ku hardamaya ayaa guddoomiyaha baarlamaanka waxaa u taagan oo isku arki doona...
Gabadh yar oo sideed jir ah ayaa deegaanka Kalajeex ee degmadda Caynaba hoos timaadda ugu geeriyooday oon iyo gaajo; waxaa kale oo iyaguna qarka u saaran caruur iyo dad waaweyn oo deegaankaasi ku nool.
Alla ha u naxariistee Gabadhan yar ayaa magaceedda la odhan jiray Farax Maxamuud Xuseen, waxaana da’deedda...
Taliyaha ciidamada xoogga dalka Uganda General Katumba Wamala oo maalmihii ugu danbeeyayba ku sugnaa dalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay safar ku tagay degmo xeebeedka Baraawe ee gobolka Sh/hoose.
Taliyaha waxaa safarkiisa ku wehlinayay taliyaha howlgalka midowga Africa AMISOM General Osman Nur Subagle, saraakiil ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya iyo...
Gollaha wasiirada dowlad gobolleedka Puntland ayaa meel mariyay xeerka ilaalinta qaxootiga, kaddib war saxaafadeed ka soo baxay shirkoodii toddobadlaha ahaa ee Khamiistii shalay.
Xeerkan ay isku raaceen gollaha wasiirada Puntland ayaa la sheegay in uu qeexayo cida loo aqoonsan-karro qaxootiga,waxaa kalo uu caddeynaya cida ay ka reeban-tahay in loo aqoonsado...
Rag hubeysan oo loo maleynayo in ay ka tirsanaayeen ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa toogtay nin wade ka ahaa gaari xiligaa marayay isgoyska dabka ee magaalada Muqdisho.
Ninkii wadaha ka ahaa gaariga rasaasta lagu furay ayeey goob joogayaal sheegeen in uu waddada kala baxay, kadibna dul maray haween Qaad ku iibinayay...
Afar maxbuus oo ka soo jeeda dalka Yemen ayaa la geeyay wadanka Boqortooyada Sacudi Carabiya mid kamid ah talaabooyinkii ugu dambeeyay ee Madaxweyne Obama uu ku xirayo xabsigaas.
Arinta ayaa imneysa kadib markii Aqalka Cad ee Maraykanka uu diiday dalab ka yimid madaxweynaha dhowaan la doortay Trump oo uu ku...
Waxaa maalmaha soo socda lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu soo gaaro Danjiraha cusub ee dalka Britain u fadhin doona Somalia.
Danjiraha cusub oo lagu magacaabo David William Concar, ayaa kasoo jeeda deegaanka little Haywood ee magaalladda Stafforshire ee Gobalka England.
Danjiraha cusub ee Britain ayaa dhowrkii sano ee ugu danbeysay...
Afhayeenka ururka Al-shabaab Sheekh Cali Max’uud Raagge oo wareysi siiyay TV-ga Al-Jazeera, ayaa ka hadlay aragtidooda la xiriirta doorashada ka dhaceysa dalka
Soomaaliya.
Cali Dheere ayaa sheegay in Soomaaliya xiligan aysan ka jirin wax doorasho ah, laakiin waxa ka socda lagu tilmaami karo sida uu hadalka u dhigay xulasho oo...
Waxaa la soo gabagabeeyay qabashada codsiyada musharixiinta guddoonka baarlamaanka Soomaaliya, sida ay ku dhawaaqeen gudiga qaban-qaabada doorashada.
Ilaa iyo hadda xilka guddoonka sare baarlamaanka waxaa isku diiwaan-galiyay oo isku soo sharaxay 22 xildhibaan oo dhamaantood soo buuxiyay sharuudihii looga baahnaa.
Hadaba Akhriso magacyada liiska musharixiinta oo la
shaaciyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xariga ka xarunta KMG ah Aqalka Sare ee Barlamaanka cusub ee Soomaaliya, iyadoo dhanka kale furay Kalfadhiga koowaad ee Aqalka Sare.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyey Safiirka Turkiga iyo Guddoomiyaha KMG ah ee Aqalka Sare ee Barlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa xarigga ka...


















