Waxaa sii kordhaya khasaaraha dhimashada weerar ismiidaamin ah oo maanta lagu qaaday xarunta waaxda canshuuraha dekeda Muqdisho, waxaa ay dhimashada gaartay ilaa iyo hadda 29 ruux sidda ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan booliiska.
Col C/qaadir Faarax ayaa u sheegay wakaalada wararka Reuters, in 29 ruux oo u badnaa dad rayid...
Ilaa 29 qof ayaa ugu yaraan ku dhintay qaraxyo labo ahaa oo xalay ka dhacay magaalada Istanbul dalka Turkiga.
Qaraxyada ayaa ka dhacay garoon lagu cayaaro cayaaraha isboortiga. Ilaa 70 qof oo kale ayaa ku dhaawacmay qaraxyadaas.
Mid ka mid ah qaraxyada ayaa lala eegtay gaari boolis oo taagnaa dibada garoonka...
Waxaa goor-dhaweyd dib uga bilaabatay doorashadii Degmada Garoowe ee Xarunta Puntland, Doorashadii Xubnihii harsanaa ee Aqalka Hoose.
Doorashada ayaa waxaa maanta loo tartamayaan 10-kursi oo ka mid ah 16-ka kursi ee har-sanaa, iyadoo kuraasta hartayna lagu tartami doono maalmaha soo socda, sida uu soo sheegayo Wariyaha HOL ee Punttand oo...
Ugu yaraan 40 qof ayaa dhintay kadib markii booyad shidaal sidday ay ku qaraxday inta u dhexeysa caasimada Kenya ee Nairobi iyo magaalada Naivasha.
Booyada ayaa la sheegay inay shil gashay kadib markii darawalkii uu gaariga xaddidi waayay. Waxaa la sheegay in markii hore hal gaari oo kale ay booyada...
Ugu yaraan 10-ruux, ayaa ku dhintay intaa ka badana way ku dhaawacmeen Qarax ismiidaamin ah oo saaka aroortii hore lagu Weeraray Xarunta Laanta Canshuuraha Berriga oo ku taalla agagaarka Dekedda weyn ee Muqdisho.
Qaraxan ayaa dhacay xilli uu billowgay ganacsiga, sidoo kalena shaqaalaha Dekedda Muqdisho ay isku diyaarinayeen shaqo, inkastoo...
Guddiga Doorashooyinka Dad-ban ee Heer Federaal, ayaa War-saxaafadeed ay soo saareen uga hadlay Doorashadii ka dhacday shalay Degmada Jowhar oo ah xarunta KMG ah ee maamulka Hir-shabelle, iyagoo ku tilmamaay inay tahay mid hareer marsan shuruucda doorashooyinka dalka.
Waxaa goor dhaw ka dhacay meel aan ka fogey dekeda weyn ee Muqdisho qarax xoogan oo guud ahaanba laga wadda maqlay xaafadda magaalada Muqdisho ay ka kooban tahay.
Warar hor dhac ah oo soo baxaya aya asheegaya in qaraxa uu ahaa mid loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha, waxaana...
Wasiirka Warfaafinta Somalia Maxamed Cabdi Xayir ayaa ku guuleystay kursiga xubnaha Aqalka Hoose ee Gobollada Waqooyiga Somalia oo doorashadoodu ay ka socota Muqdisho.
Wasiir Maareeye ayaa kusoo baxay codad gaaraya 51, iyadoo musharraxii la tartamay oo lagu magacaabo Axmed Maxamed Cumar uusan helin wax cod ah, taasoo ka dhigaysa...
Ugu yaraan 31 qof ayaa ku geeriyooday qarax xoogan oo ka dhacay goob suuq ah oo ku taala dalka Nigaria ,iyadoo qaraxan ay fuliyeen labo dumar ah oo isku soo xiray waxyaabaha qarxa sida laga soo xigtay afhayeen u hadlay milatariga Nigeria.
“Labo qof oo Dumar ah ayaa isku qarxiyay...
Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa laamaha sirdoonka amray in la baaro weerarro dhanka Internetka ah oo Washington lagu soo qaaday intii lagu guda-jiray doorashadii madaxtinimo ee la soo gaba-gabeeyay.
Wargaysyada kala ah New York Times iyo Washington post ayaa amarka madaxweynaha kadib sheegay in Ruushka uu Donald Trump ka caawiyay...


















