Tuesday, August 11, 2026
Magaalada Muqdisho maanta lagu qabtay wareeg kale doorashada xubnaha aqalka hoose ee gobollada W/qooyi oo todobaadyadii ugu danbeeyay hakad ku jirtay. Guddiga doorashada heer federaal ayaa dib u fasaxay doorashada oo todobaadyadii ugu danbeeyayba hakad ku jirtay jirtay, kaddib markii la sheegay in leysku khilaafay ergada. Waxaa doorashada maanta ku soo...
Taliyaha Ciidamada Booliska Puntland Jen.C/qaadir Shire Faarax (Erag) oo Maanta Shir Jaraa'id ku qabtey Garowe ayaa Mamnuucay isticmaalka Bacaha Madow ee Gadiid lagu dhajiyo. Taliyaha Booliska Puntland Jen. Erag ayaa  sababta ay u joojiyeen isticmaalka bacaha madow  ku sheegay in ay tahay in ay ku dhuuntaan Dadka sameeya falal lidka ku...
Ururka badbaadada saxafiyiinta caalamka ee CPJ ayaa sheegay in dilalka qorsheysan ee ka dhanka ah saxafiyiinta caalamka oo dhan ay hoos u dhaceen. Sanadkaan sii daba wisleh ee 2016 ayaa waxaa hoos u dhacay tirada wariyeyaasha dilalka qorsheysan loo geysto waxaase sare u kacay kuwa ku dhinta dagaalada markii ay...
Dawlada Kenya ayaa diiwaanka qaxootiga dib u eegid ku samaynaysa si ay meesha uga saarto dad aanan qaxooti ahayn balse doonaya inay sidii qaxootigii wax u helaan. Wasiirka arimaha gudaha ee Kenya Joseph Nkaissery ayaa amar ku bixiyay in dib u eegidaa la sameeyo si loo kala garto qaxootiga iyo...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xusseen Jimcaale oo xalay kulan kula yeeshay xildhibaannada labada aqal ee dhawaan la soo doortay, ayaa ugu baaqay in ay dib u soo celiyaan maqaamkii gobolka Banaadir. Guddoomiyaha ayaa sheegay in xildhibaannada cusub ee labada aqal ka sugayaan in ay dib u...
Maanta ayaa lagu waddaa in ay dib ugu bilaabato magaalada Muqdisho doorashada xubnaha aqalka hoose ee gobollada W/qooyi Soomaaliland oo maalmihii ugu danbeeyay hakad ku jirtay. Kaddib kulan maalintii shalay magaalada Muqdish ay ku yeesheen guddiga doorashada dadban ee heer federaal iyo gudiga doorashada xubnaha aqalka hoose ee gobolka W/qoyi...
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya 11 ruux oo lagu eedeynayo in ay ku dilaan maalintii shalay oo kaliya  ciidammada AMISOM gobolka Sh/hoose, waxaana dadkan ka mid ahaa hooyo iyo caruurtii ay dhashay. Guddoomiyaha gobolka Sh/hoose Ibraahim Aadan Najax ayaa warbaahinta u sheegay in ciidammada AMISOM qoriga baasuukaha ku...
Ciidamo ka tirsan maamulka Puntland ayaa maanta meel u dhow degmada Qandala  kula dagaalamay xoogag ka tirsan kooxda Daacish oo dhawaan lag qabsaday degmada Qandala.ee gobalka Bari. Dadka deegaanka ayaa ku waramaya in ay maqlayeen hubka fudud oo labada dhinaca isku adeegsadeen,walina aysan arkin wax khasaaraha ah. Sidoo kale,masuuliyiin ka tirsan...
Ugu yaraan 40 askari ayaa ku dhimatay weerar ismiidaamin ah oo uu gaystay qof isqarxiyey oo ka dhacay magaalada dekadda leh ee Cadan ee koonfurta dalka Yemen. Weerarka oo ka dhacay goob ku dhaw saldhig ciidan ayaa waxaa sidoo kale ku dhaawacmay askar kale oo fara badan, waxaana lala beegsaday...
12 qof ayaa ku dhintay dagaalo ku dhex maray koofurta Soomaaliya shalay Al-Shabaab iyo mileeshiyo beeleed. Saraakiisha dawlada Soomaaliya ayaa arinkaa xaqiijiyay. Dhanka kale, afhayeenka ciidamada Jubaland Axmed Maxamuud Axmed ayaa sheegay in ciidamada Jubaland ay caawiyeen dabley beeleed iska caabineysay mileeshiyo ka tirsan xarakada Al-shabaab oo weerar kusoo qaaday. "9...