Tuesday, August 11, 2026
Taliyihii booliska Puntland ee gobolka Mudug ayaa xilka laga qaaday. Si kastaba ha ahaatee, taliyihii booliska Puntland ee gobolka Mudug C/Waaxid Cabdulle Warsame ee xilkaa laga qaaday ayaa arinkaa ka biyo diiday isla markaana kasoo horjeestay. Warqad shaqada looga qaadayay xilkii uu ka hayay ayaa waxaa usoo diray guddiga nabadda ee...
-Seddex Qof oo Somali ah ayaa lagu dhaawacay Masjid ay dad badani ku tukanayeen oo ku yaala magaalada Zurikh ee dalka Switzerland ka dib markii nin hubaysani uu rasaas ood-da kaga qaaday dadkii halkaa ku suganaa oo ay Somalidu ku jiraan. Gawaarida gar-gaarka deg- deg-ga ah iyo booliska magaalada ayaa...
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ka codsaday Midowga Yurub inuu aad u caawiyo AMISOM. AMISOM ayaa waxaa kujira ciidamo badan oo laga kala keenay dalal badan oo ku yaala qaaradan Afrika sida Uganda, Kenya, Jabuuti iyo Burundi. Kenya ayaa mar dambe oo ay iskeed u gashay Soomaaliya ku biirtay AMISOM. Wuxuu...
Dowladda Soomaaliya ayaa safiir cusub u soo magacawday dalka Sweden oo aysan Dowladda Soomaaliya muddo dheer ku lahayn Safaarad iyo safiir. Safiirkan ayaa lagu magacaabaa Cawaale Cali Kullane, kaasi oo Dowladda Soomaaliya horay ugu metelayay Qaramada Midoobay. Danjire Cawaale ayaa wuxuu horay ula soo shaqeeyay Dowladdii KMG ahayd ee Shiikh Shariif...
Xalay maqribkii waqtiga bartamaha Yurub ayaa waxaa la weerarey Masaajid ku yaala bartamaha magaalada Zurich ee dalka Switzerland, halkaas oo lagu dhawaacay saddex qof oo uu  ka mid yahay imaamkii tujiyay salaadda Maqrib, kaas oo magaciisa lagu soo koobey Sheekh Mustafa. Weerarkan ayaa la sheegay in uu geystey nin bistoolad...
Munaasabado lagu maamuusayo xuska sanad-guuradii 73aad ee ka soo wareegatay markii la aas aasay ciidamada booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta lagu wadaa in ay ka dhacaan qeybo badan oo ka mid ah gobollada dalka Soomaaliya. Maanta oo kaliya ayaa sanad kasata ayaa la qabtaaa munaasabada lagu  maamuusayo xuska sanad-guurada markii la...
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay toogashadii lagu khaarajiyay safiirkii Ruushka u joogay magaalada Ankara ee dalka Turkiga, xili uu ku sugaa goob xaflad ah oo lagu bandhigayay sawirada farshaxanka. Ninkan oo la aqoonsaday ayaa la sheegay in uu ka tirsanaa ciidamada booliiska ee rabshadaha ka hortaga, ka hor...
Ka dib markii la aasay Nasiibo iyo Asmo oo ahaa laba gabdhood oo walaalo ah oo lagu dilay magaalada Ottawa ayaa waxaa isla markiiba gacanta lagu dhigay  Muscab C/rixman Nuur oo ahaa ninka dilay labada gabdhood oo ay walaalo ahaayeen. Muscab ayaa diiday in uu ka soo muuqdo maxkamad-da maalintii...
Wasaaradda Caafimaadka Somalilnand ayaa sheegtay inay jiraan deegaanadda qaarkood shuban biyood ay sababeen abaaraha ka jira dalka iyo nafaqo daro ka jirta dadkii abaaruhu ku dhufteen. Agaasimaha Guud ee wasaaradda Caafimaadka Somalialnd Saleemaan Jaamac Gahayr  oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inay jiraan cuduro ay ka mid yihiin shuban biyood...
Qaar ka tirsan magaalooyinka Puntland ayaa korontadii ka tagtay kadib roobab mahiigaan ah oo halkaa ka hooray xalay. Sidoo kale ayaa roobabkaasi saameeyeen habsamidii korontada ee gobolada Sool iyo Gardafuu. Gobolada kale ee roobabku korontada ay waxyeeleeyeen ayaa ah Bari, Karkaar iyo Nugaal. Goboladaa oo xilliyadii lasoo dhaafay roobab aysan ka...