Xildhibaanada barlamaanka Aqalka Hoose oo 105 kamid ahi labo dhalasho leeyihiin.

0
636

Xildhibaano badan siiba inta badan ayaa kiiba wataa labo jinsiyadood.

105 ka mid ah 275 xildhibaan oo baarlamaanka cusub loo doortay ayaa iminka daraasad lagu soo saaray inay wataan labo labo jinsiyadood.

29 ayaa wata sharciyada dalka Ingiriiska. 22 waa Soomaali Mareykan.  10 waa Somali Kenyan.

Kuwaa ayaa ugu badan balse waxaa soo raaca Canadian 9, gobolka Soomaalida ee Itoobiya 7, Hollandaise 6, Norwegian 5, Jabuuti 5, Swedish-na 5.

Waxaa sharciyada jinsiyada muwaadinnimo ee dalka Denmark wata 1, Australia 1, Finland 1, France 1, Germany 1, Talyaaniga 1, Switzerland-na 1.

mps dual nationaeis

hormuud logosalaam bankbeccotabaarak