Midowga Afrika iyo QM ayaa bilaabay furitaanka waddooyinka dhulalka beeraleyda ah ee Soomaaliya.
AMISOM iyo QM ayaa bilaabay hawlgal dib loogu furaayo waddooyinkaa ayagoo adeegsanaya hawlgalka oo ah mid si wada jir ah ay uwadaan. Xafiiska QM ee Soomaaliya ee UNSOS ayaa hawshaa la wada AMISOM.
Gobolada wajiga ugu horeeya ee...
Waxaa maalintii 3aad ka soconaya magaalada Muqdisho shirka madasha wadatashiga oo looga hadlayo qodobo xasaasi ah oo la xiriira arimaha doorashada, waxaana warar hor dhac ah oo soo baxaya sheegaya in ay jiraan qodobo leysku mari la’yahay.
Shirka oo maalintii shalay warbixin ka dhageystay guddiga madaxabanaan ee xalinta khilaafaadka doorashada,...
-Xarakada Al-Shabaab ayaa labo askari oo dawlada Soomaaliya ciidamadeeda ka tirsan ku dishay degmada Mahadaay, Shabeelaha Dhexe.
Shalay aroor hore ayaa Al-Shabaab xubno ka tirsan oo saarnaa gaari qabaal ah waxay yimaadeen Mahadaay ayagoo halkaa ku dilay labadaa askari. Intaa kadib ayaa Al-Shbaab ay halkaa si iskeed ah isaga baxday.
Wararka...
Allah ha u naxariistee waxa xalay magaaladda Hargeysa ku geeriyooday majaajilistihii weynaa ee ku caanka baxay qosolka iyo madadaaladda Marxuum Xuseen Xirsi Caddib oo caan ku ahaa Boon Xirsi.
Boon Xirsi wuxuu ahaaa mu aluf curiyey heeso badan oo ay qaadaan fanaanniinta Soomaaliyeed, waxa uu ahaa majaajilista ay adag tahay...
Wararka naga soo gaaraya degmada Qoryooley ee gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in lix ruux oo shacab ah lagu dilay meel duleedka ka ah degmada, kaddib markii qoriga Basuukaha lagu dhuftay gaari hoomey ah oo ay dadkan la socdeen.
Dadka dhintay oo isugu jiray rag iyo dumar ayaa la sheegay in...
Qormadan maanta aan soo qaadaney waa mid tilmaameysa aragti dahsoon oo Aminarts uu ku muujinayo fekerka qaar ka mid ah shacabka soomaaliyeed kaas oo muujinaya Doorashada Madaxweyne ee la filayo in ay beryaha soo socda dhacdo.
Sawir sameeyaha Aminarts wuxuu Sawirkan ku muujiyey Nin calool weyn Qoslaya Dhiigna dushiisa ka...
Laba gabdhood oo Somali Canadian ah ayaa laga helay gurigooda ,iyaga oo mayd ah sida ay shaacisay laanta danbi baarista booliska ee Canada , waana kiisaskii 23-aad iyo 24-aad oo oo sanadkan gudihiisa ka dhaca Ottowa.
Booliska ayaa laga soo wacay guri ku yaala jidka McCarthy abaaro sagaalkii fiidnimo ee...
Waxaa maanta lagu qabtay dugsiga sare ee Eastleigh High School ee xaafada Islii shirweynihii 2aad ee ganacsiga Islii.
Shirweynihii 2aad ee ganacsiga Islii ayaa looga gol lahaa sidii natiijo wanaagsan loo muujin lahaa iyo sidii mulkiileyaasha iyo masuuliyiinta ganacsigu u ogeysiin lahaayeen dadweynaha badeecooyinka iyo adeegyada shirkadahooda.
Waxaa sidoo kale looga...
Magaalada Muqdisho waxaa wali ka soconaya bixinta shahaadada aqoonsiga xildhibaannada cusub ee dhawaan la soo doortay kuwaa oo la filayo in todobaadkan gudihiisa lagu dhaariyo magaalada Muqdisho.
Xildhibaannada shahaadada qaatay ayaa waxaa ku jira xubno ka tirsan gollaha wasiirada, oo ay ka mid yihiin wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka C/raxmaan...
Maamulka gobolka Bari ayaa sheegay in 120 Qof lagu soo qab-qabtay howl-galo ay ciidamada amniga ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmada Bosaaso labo maalin ka dib markii magaalada Bosaaso lagu dilay taliye sare oo ka tirsanaa ciidamada Puntland.
Gudoomiyaha gobolka Bari ayaa ayaa hadalkan ka sheegay kalfadhigii 3-aad ee golaha...


















