Thursday, August 13, 2026
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay isbedelka hoggaamineed ee dalka ka dhacay in uu keeni karo nidaam, nabad iyo hormar. Waxaa uu sheegay mar walba in loo baahnaa in dalka uu ka dhaco isbedel, isagoo sheegay Madaxweynaha cusub oo in uu ka rajeynayo isku keenida...
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed ee dabaaldagyada ku soo dhoweeyay doorashadiisa inay joojiyaan isla markaana howlahooda caadiga ah qabsadaan. Madaxweyne Farmaajo oo ay wareysatay Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacada VOA-da ayaa u mahadceliyay dadka Soomaaliyeed waxana uu sheegay in doorashada ay ku soo dhamaatay si guul...
Xukuumadda Somaliland ayaa soo dhoweysay doorashadda madaxweynaha loogu doortay Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, waxaanu ku dhiirigaliyeen inuu sii waddo wada hadaladdii u socday Somaliland iyo Soomaaliya. “Somaliland waxay mar walba muhimadda iyo mudnaanta koowaad siinaysaa deris-wanaagga iyo nabad ku wada noolaanshaha labada shacab ee walaalaha ah. Waxaanu soo dhaweynaynaa nabad, degenaansho...
Kumannaan dadweeyne ah ayaa saaka aroortii isugu soo baxay wadooyinka waaweyn ee magaalada Kismaayo ayagoo ay ka muuqatay farxad iyo reynreyn, waxaana dadkani ay qaarkood siteen calanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayagoo sidoo kale ku dhawaaqayay hal-ku-dhigyo ay ku soo dhaweeynayaan madaxweeynaha cusub ee dalka. Dadkan oo ka koobnaa, haween, carruur, dhalinyaro,...
Dibadbax maanta ka dhacay magaalada Beledweyne ayaa siweyn loogu soo dhaweeyay doorashada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Max’ed Cabdullaahi Farmaaajo. Dibadbaxa oo ahaa mid ay soo qabanqaabiyeen bulshada ku dhaqan qeybaha kala duwan ee xaafaddaha magaalada Beledweyne, ayaa waxaa ka qeyb-galay mas’uuliyiinta maamulka gobolka Hiiraan, saraakiisha ciidamada, odayaasha dhaqanka ururada haweenka...
Islii Nairobi ayaa xalay aad loogu dabbaal dagay guushii Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ku guuleystay xilka madaxweynaha Soomaaliya 4ta sano ee soo socota. Muhaajiriin badan oo gaaraya tobanaan kun ayaa ku nool xaafada Islii kuwaasoo dagaalka sokeeye ee Soomaaliya ka saoo baxsaday laga soo bilaabo 1991 markii dawladii dhexe ee...
Madaxweeynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa hambalyo u diray madaxweeynaha cusub ee Soomaaliya Mudane Max’ed C/laahi Farmaajo, kaa oo shalay lagu doortay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Sida ay baahisay wakaaladda wararka Turkiga ee Anadolu, Mmadaxweeyne Erdogan ayaa qadka Teleefonka uga hambalyeeyay Madaxweeyne Farmaajo, waxyar kadib markii la doortay. Erdogan...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle Mudane Cali Cabduulaalhi Cosoble ayaa hambalyo kal iyo lab ah u diray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee loo doortay in uu hogaamiyo 4-sano ee soo socota dalkeena, iyadoo uu soo dhoweeyay guulaha waaweyn ee uu dalku hiigsanayo. Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle ...
Dowladda Maraykanka ayaa si diiran u soo dhaweyasay Doorashadii ka dhacday magaalada Muqdisho ,taasi oo lagu doortay Maxamed C/laahi Farmaajo, waxaana doorashadan si xalaal uga qaybgalay xubnaha labada aqal ee Somalia. “Waxaa dowladda Maraykanka ay shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynaysaa in la soo gaba-gabeeyay ololihii dooraashada si lamid ah waxaan Maxamed...
Max’ed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si rasmi u xaqiijiyay in uu noqday madaxweynaha Soomaaliya, kadib markii uu wareegii saddexaad ka tanaasulay madaxweynihii hore Xassan Sheekh Max’uud. Max’ed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegii labaad ku soo baxay 184, hasse ahaatee markii loo diyaar garoobay wareegii saddexaad ayaa waxaa ka tanaasulay doorashada Xassan Sheekh...