Wareegii hore ee doorashada waxaa ka qeyb-gallay ilaa 21 musharax, kadib markii ka hor doorashada ka tanaasuleen ka qeyb-galka tartanka wareega hore saddex musharax oo horay isku diiwaangaliyay.
Hadaba guud ahaan musharixiinta ayaa codadka u kala helay sida hoos ku qoran :
warsom2011@gmail.com
Guddoomiyaha baarlamanka Soomaaliya ayaa goor dhaw shaaciyay in Sakariye Max’uud Xaaji Cabdi uu ka haray taranka doorashada xilka madaxweynaha Soomaaliya.
Musharixiinta ilaa iyo hadda la filayo in ay ku tartamaan doorashada ayaa hada waxaa isugu soo haray 21 musharax, lamana oga in daqiiqadaha soo socda ka hor codbixinta tanaasulaan musharixiin...
Waxaa maanta la filayaa in caasimada Muqdisho gaar ahaan xerada Afisyoone ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha.
Guud ahaan 329 xildhibaan oo kakala socda aqalka hoose iyo aqalka sare ee baarlamaanka ayaa maanta lagu wadaa inay gudaha Afisyoone ku doortaan madaxweynaha.
Ammaanka ayaa aad loo adkeeyay si doorashada inta ay socoto loo...
Eedeymo kusaabsan in musuqmaasuq uu hareeyay doorashada madaxweynaha oo codadka laga gadanayo xildhibaanada wax dooranaya ayaan caddeyn loo heyn.
Hase ahaatee waxaa aad loola socdaa qaabkii ay xildhibaanadu Gobolada uga soo baxeen iyadoo qaarkood laga dhacey dad xaqa u lahaa oo isugu jira Rag iyo Dumarba.
Waxaa sidoo kale aan caddeyn...
Warqadan Hanjabada ah ee uu soo diray nin ku sugan Magaaladda Washington ee dalka Mareykanka ayaa waxa uu u soo diray Masjid ku yala Magaalada Minneoples gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka Masjidkas oo ay gacanta ku hayaan dad Somali ah.
Seddex Bog ayay ka kobneed Warqadan Loo so diray Majidka...
Hoobiyeyaal xalay lagu gamay qeybo ka tirsan Muqdisho ayaan cidi waxba ku noqon.
Hoobiyeyaasha ayaa la ganay ayadoo doorashada Soomaaliya ee madaxweynenimada uu waqti yar ka harsan yahay. Doorashada ayaa lagu wadaa inay ka dhacdo Afisyoone oo ku dhaggan garoonka diyaaradaha ee caalamiga ah Aden Abdulle maanta.
Wararka qaar ayaa sheegaya...
Koox hubeysan ayaa subaxnimadii hore ee saakay weerar culus ku qaaday hoteel ku yaala magaalada Boosaaso ee gobolka Bari kadib markii sida warar soo baxaya sheegayaan toogasho ku dileen qaar ka mid ah ilaalada hoteelka.
Hotelka la weeraray oo lagu magacaabo International Village ayaa sida ay goob joogayaal u xaqiijiyeen...
Garoon dhaw oo maanta ayaa la filayaa in ay ka bilaabato magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta ciidamada cirka ee Afisiyooni doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo ilaa iyo hada ay u sharaxan yihiin 22 musharax, kadib markii ay tanaasuleen ilaa labo musharax oo markii hore is diiwaangaliyay.
Guddoomiyaha gudiga qabanqaabada doorashada madaxweynaha...
Garabkii xishiga UCID ee uu hogaaminayey Jamaal Cali Xuseen ayaa si rasmiya ugu biiray xisbiga taladda haya ee kulmiye, isla markaana sheegay in aqoon iyo kartiba ku biirin doonno.
Xaflad ballaadhan oo lagu qabtay hoolka wayn ee huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, waxa ka qaybgalay hoggaanka sare KULMIYE oo uu...
Qaraxyo waaweyn oo u muuqda kuwa loo adeegsanayay qoriga hoobiyaha ayaa laga maqlay caawa qeybo ka mid ah magaalada caasimada ah ee Muqdisho oo la filayo in maalinta beri ah ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha Soomaaliya.
Labo madfac ayaa ku dhacay meel aan ka fogeyn garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho oo...


















