Inkastoo marka la eego sheekooyinka noocan oo kale ah yihiin kuwo dhif iyo naadir ah, haddana dhinaca sharciga marka laga hadlayo meelaha qaar dunida waxaa muuqata in bani’aadamka iyo xayawaanka intaba u siman yihiin sharciga Dalka u degsan.
Dalka India waxaa soconaya baaritaan lagu hayo Jiir ama Dooli lagu soo...
Kaddib kulan aan caadi aheyn oo maanta ay ku yeesheen magaalada Jowhar gollaha wasiirada maamul gobolleedka Hirhabeelle ayaa looga hadlay khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya maamulka iyo dowladda dhexe ee federaalka.
Kulanka oo uu goob joog ka ahaa madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble, ayaa war-saxaafadeed markii danbe laga soo...
Dowladda Soomaaliya ayaa war murtiyeedkii u horeeyay ka soo saartay doorashadii dhawaan ka dhacday magaalada Cadaado, kaasoo madaxweynaha Galmudug loogu doortay Axmed Ducaale Geelle Xaaf.
War-murtiyeed oo laga soo saaray xafiiska ra’iisul Wasaaraha ayaa lagu soo dhaweeyay doorashada Madaxweynaha Galmudug:-
Maalinitii Talaadada ee Taariikhdu ahayd May 2, 2017 ayaa wafti uu...
Taliska ciidamada Booliiska ee degmadda Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa gacanta ku dhigay nin la sheegay inuu dilay gabar isaga la dhalatay.
Ninka Booliiska gacanta ay ku hayaan ayaa la sheegay in maalmihii lasoo dhaafay laga baadi-goobayay degmadda.
“Ninka waxaa walaashiisa uu ku dhex dilay beer ku taalla deegaanka Doonweyne,...
Magaalladda Muqdishu, maanta waxaa ka furmay shir socon doona mudo saddex maalin ah, kaas oo diiradda lagu saari doono horumarinta Warbaahinta Soomaaliya.
Shirka waxaa soo qaban-qaabisay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya. waxaana saddexda maalin ee uu socon doono diiradda lagu saari doonaa qodobo ay kamid yihiin in si wadajir ah warbaahintu ay...
Al shabaab ayaa sheegay in ay Gowraceen laba askari oo ka tirsanaa ciidanka militariga dowladda Soomaaliya.
Al Shabaab ayaa la sheegay in askarta ay kala degeen gaari Homey ah oo ku sii jeeday Magaalladda Jowhar ee xarunta G/Sh/Dhexe.
Magacyada labada askari ee la gowracay ayaa lagu kala sheegay Mowliid Xuseen Qeylshe...
Ciidanka Booliiska dowladda Soomaaliya ayaa xabsiga dhigay saddex askari oo lala xiriiriyay dilka Wasiirkii Howlaha Guud iyo dib-u-dhiska dowladda Soomaaliya, sida uu sheegay Afhayeenka Booliiska Qaasim Axmed.
“Ciidanka Police-ka waxaa ay xireen askari ilaalo u ahaa Marxuum wasiir Cabbaas Shiraaji, si qeyb uu uga noqdo baaritaanka, sidoo kale ciidanka waxaa...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa aqbalay xil ka qaadistii Hanti Dhowrkii guud ee Qaranka Dr Nuur Faarax Jimcaalle, waxaana uu xeer madaxweyne ku soo saaray xil ka qaadista.
Xeerka madaxweynaha ayaa si rasmi ah xilka looga qaaday Hanti Dhowraha Guud ee Qaranka, oo kulan ay xalay yeesheen gollaha...
Hal askari oo American ah ayaa dhintay, halka laba kallana ay dhaawacmeen, iyagoo ku jira howgal ka dhan ah Al Shabaab.
Howlgalka waxaa uu ka dhacay deegaan u dhow Bariire oo qiyastii 40 miles galbeed kaga beegan magaalladda Muqdishu ee Caasimadda dalka Soomaaliya.
Saraakiil American ah ayaa geerida askariga iyo dhaawaca...
Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiyey diyaar garowga shirka London oo 11ka May ka dhacaya dalkaas UK, gaar ahaan Lancaster House ee caasimada London.
Wasiir Eng. Yarisow oo ka hadlaya diyaar garowga shirka ayaa yiri “Dowladda Federaalku si aad ah bey ugu diyaargarowday shirka London...


















