Friday, August 14, 2026
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa wafdi horu dhac ah waxaa ay u dirtay magaalada London ee dalka Britain ,halkaasoo 10 bishan uu ka furmi doono Shir caalami ah oo looga hadlayo arimaha Soomaaliya. Wafdigaan ayaa loogu talagalay in ay la sii kulmaan mas’uuliyiinta dalka Britain ee shirkan marti gelinaya. Wafdigan ayaa waxaa...
Emmanuel Macron ayaa ku guulaystay doorashada madaxtinnimada Faransiiska, asagoo helay ku dhawaad 65.5% codadkii la dhiibtay, halka haweeneydii la tartamaysay ee Marine Le Pen, ay heshay ku dhawaad 34.5%. Macron ayaa ah 39 jir aan horay loogu dooran wax xil ah, waxa uuna noqonayaa madaxweynihii ugu da’da yaraa ee soo...
Waddada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho ayaa goor dhaw waxaa ka dhacay qarax xoogan oo gaarigiisa loogu xiray sarkaal ka tirsanaa laamaha amniga dowladda federaalka Soomaaliya. Qarax oo lagu soo xiray xagga hoose ee gaariga ayaa ka dhacay meel aan ka fogeyn hotelka Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho, waxaana la...
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimey,laguna soo xirayey Kalfadhigii 1'aad ee xildhibaanada Aqalka sare ayaa caawa ka dhacdeyDhismaha Aqalka sare ee soomaaliya degmada Shibis ee gobolkan Banaadir. Munaasabada ayaa waxaa kasoo qeyb galey Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka Maxamed C/llaahi Farmaajo,Gudoonka labada golle,RW Xasan Cali KHayre,rw kugeenka xukuumadda,Xubnaha labada Gole...
Ilaalada xeebaha Talyaaniga ayaa sheegay in 48 saac ee la soo dhaafay ka soo badbaadiyeen badda Mediterranean-ka qiyaastii Lix Kun oo qof oo doonayey in ay tahriib ku gaaraan Yurub. Saraakiishu waxay sheegeen in Sabtidii iyo Jimcihii ay fuliyeen hawlo gurmad deg deg ah oo lagu samatabixinayo dadkaa tahriibka ah. Dadkaa...
Wasaaradda gaashaandhigga dalka Mareykanka ayaa sheegtay in askarigii dowladda Mareykanka looga dilay Soomaaliya la oran jiray Kyle Milliken. Kyle, ayaa ahaa 38-jir ka soo jeeda Falmouth Maine kana soo dagaalamay wadamo kala duwan. Qoraalka Wasaaradda gaashaandhigga, dhinaca kale waxaa lagu sheegay in Kyle uu ka tirsanaa ciidamada gaarka ah ee loo...
Ugu yaraan 82 gabdhood oo iskuuleey ahaa oo Boko Haram ay afduubatay sanadkii 2014 ayaa la sii daayay, sida dowladda Nigeria ay sheegtay. Gabdhaha hadda lasii daayay waxaa ay ka mid ahaayeen 200 oo gabdhood oo laga afduubtay magaalladda Chibok. In ka badan 270 gabdhood ayaa Chibok laga qafaashay sanadkii...
Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo maalintii shalay ka anbabaxay garoonka diyaaradaha magaalada Gaalkacyo ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay shirka London. ‘’Waxaan ku sii jeedaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo aan uga sii gudbi doono magaalada London halkaas oo aan uga qayb gelidoono shirkii Soomaalida ee...
Dagaalyahannada Al Shabaab ayaa weerar xooggan ku qaaday saldhiga ciidanka dowladda Kenya ay ku leeyihiin duleedka degmadda Baardheere ee Gobolka Gedo. Weerarka ayaa waxaa uu ka dhacay deegaanka Tarako oo qiyaastii 50km galbeed kaga beegan magaalladda Baardheere, sida dadka deegaanka ay sheegeen. Lama sheegin khasaaraha ka dhashay weerarka, dadka deegaanka ayaa...
Kulankan oo ay ka qaygaleen maamulka gobolka, degmada, gudiga abaaraha, caafimaadka, dhalinyarada, hay'adaha caalamiga ah iyo kuwa wadaniga ah ayaa waxaa si weyn loogu lafaguray sidii loo xakamayn lahaa hadii shuban biyood ka bilaabmo gobolka. Gudoomiyaha Gobolka Sool Cabdi Khayre Dirir oo shirka ka hadlay ayaa waxaa uu sheegay in...