Saturday, August 15, 2026
Koox loo maleynayo in ay ka tirsan yihiin ururka al-shabaab ayaa ka afduubatay labo macalin dugsi ku yaalla magaalada Gaarisa, kaddib weerar ay ku qaadeen. Gaar ahaan dugsigan la afduubtay ayaa ku yaalla degaanka Faafi, oo ka tirsan magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi Bari. Kooxda weerarkan qaaday ayaa ku hubaysnaa qoryo...
Ergeyga gaarka ah ee xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay u jooga Soomaaliya Michael Keating ayaa soo dhoweeyay heshiiskii magaalada Cadaado ay dhawaan kula saxiixdeen madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug. War- saxaafadeed ka soo baxay xafiiska ergeyga gaarka ah ee xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa labada madaxweyne maamul goboleed...
Hay’adda gargaarka King Salmaan ayaa bilaabeysa Howlo gar gaar ah, kaasi oo lagu Afurinayo dadka aan awoodin ee ku sugan gudaha dalka Soomaaliya. Wakaaladda Wararka Saudi Press Agency (SPA) ee dalka Sacuudiga ayaa sheegtay in gar gaar gaaraya 596,340 cuno Afurin ah in laga fulinayo gudaha Soomaaliya. Mashruucan Afurinta ah ayaa...
Kooxo hubeysan ayaa xalay waxa ay degmada Waaberi ee gobolka Banaadir ku dileen nabadoon si weyn looga garanayay degmada. Dilkan oo si gaar ah uga dhacay Buundada Ansalooti ee degmada Waaberi ayaa waxaa fuliyay dhalinyaro ku hubeysneyd bastoolado sida ay sheegeen dadka deegaanka. Mid ka mid ah ehellada marxuumka ayaa warbaahinta...
Madaxweyne Trump ayaa sheegay in uu si dhakhso ah u shaacin doono in Maraykanku ka bixi doono heshiiskii isbedelka cimilada ee lagu gaadhay Paris, hadalkiisanina wuxu soo baxay warbaahinta oo aad u hadal haysa in laga yaabo in Maraykanku ka baxo heshiiskaa. Hadal kooban oo uu warfidiyeenka ku siiyey Aqalka...
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa faah faahin ka bixiyay wada hadallada maamulkiisu la yeellanayo Puntland iyo Ahlu Sunna Waljameeca. Xaaf ayaa sheegay ayaa sheegay  dib u heshiisiinta iyo nabadgelyada in ay hadda ugu culus tahay howlaha hor yaalla maamulkiisa, balse wuxuu tilmaamay in ay ka shaqeynayaan arrimahaasi. Madaxweyne...
Soomaaliya ayaa ka mid noqotay wadamada marka la eego ugu wanaagsan dhinaca ciidamada militariga qaarada Africa, kaddib qiimeyn lagu sameeyay. Warbixin ay soo saartay hay’adda dunida u qaabilsan ogaanshaha awooda ciidanka Millitariga ee (GFP) ayaa waxa ay ku sheegtay in dowladda Masar ay tahay dowladda Afrika ugu wanaagsan dhanka Ciidanka...
Soomaaliya ayaa muddo 30 sano ah kaddib markii ugu horeysay codeysay doorashadii madaxa guud hayada caafmaadka Aduunka ee WHO ee lagu doortey Dr. Tedros Adhanom Asbuucii hore. Soomaaliya ayaan codeynin muddo dheer, kadib markii dhaqaalo lagu yeeshay ay ka hor istaagtey inay cod yeelato. Laakinse dowlada Soomaaliya oo bixisey dhaqaalahaasi qeyb...
Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa si rasmi ah xariga uga jaray Khad Tareen casri ah oo uu ku baxay kharash ka badan Saddex Milyan oo doolar. Lacagta ku baxday Tareenka cusub ayaa la sheegay in inteeda badan laga soo amaahday dalka Chine, waxaana mustaqbalka la rajeynayaa in Tareenkani uu isku...
Wararka naga soo gaaraya gobolka xeebta ah ee dalka Kenya Jasiirada Lamu, ayaa sheegaya in ay dhinteen Afar askari oo ka tirsan ciidamada booliiska iyo dad shacab ah kaddib markii qarax lagu weeraray gaari ay la socdeen. Warbaahinta dalka Kenya oo soo xiganeysa saraakiil ka tirsan ciidamada booliiska ayaa sheegay...