Saturday, August 15, 2026
Ciidamada amniga magaalada Bosaaso ayaa gacanta ku dhigay maanta gaari laga soo buuxshay waxyaabaha qarxa oo la doonayay in gudaha loo galiyo magaalada sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan laamaha amniga. Qaraxyada la qabtay ayaa isugu jiray lix Sanduukh oo ah nooca qaraxyada loo adeegsado, taarikooyin gaadiid oo laga isticmaalo...
Qarax khasaare ballaaran geystay ayaa ka dhacay Irida hore ee Madaxtooyada dalka Afghanistan subaxnimadii hore ee Arbacadii maanta. Qaraxa oo ka dhashay gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa lagu dhuftay gaadiid hor yaallay madaxtooyada dalkaasi, iyadoo goobta uu isqabsaday qiiq iyo Uuro madoow oo cirka isku shareertay. Meesha uu qaraxa...
Dowlada Sudan ayaa Tallaadadii shalay shaacisay in dalkeeda ka mamnuucday dhamaan Khudaarta iyo Xoolaha looga keeno dalka ay jaarka yihiin ee Masar. Xukuumada Suudan wali faah faahin rasmi ah kama bixin sababta go’aankan ka danbeysa, waxaana loo sheegay shirkadaha Sudan ee sida gaarka ah loo leeyahay in khudaarta ay soo...
Militariga Maraykanka ayaa sheegay in ay ku guulaysteen tijaabinta gantaal hawada ku qaban kara gantaalaha qaaradaha iskaga gudba ee ay dhici karto in Maraykanka lala soo beegsado. Tijaabadani waxay ahayd tii ugu horaysay ee nooceeda ah, waxayna jawaab u tahay khatarta isa soo taraysa ee ka imanaysa Kuuriyada woqooyi. Gantaalkan nooca...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dawladda Sucuudiga ay lacag badan ugu yaboohday Soomaaliya. Madaxweeynaha oo khudbad ka jeedinayay magaalada Cadaado ayaa sheegay in dawladda Soomaaliya ay weydiisatay Sucuudiga lacag badan oo dhan $4 bilyan oo doollar, waxaana uu intaasi ku daray in Sacuudigu aysan ka diidin codsiga...
Soomaaliland ayaa ka soo horjeesatay in maamulka hawada Soomaaliya guud ahaan loo gacan galiyo dowladda federaalka Soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda duulista hawadda Soomaaliland Farxaan Aadan Heybe ayaa sheegay in Somaliland marnaba aysan aqbali doonin in hawadda lagu wareejiyo dowladda Soomaaliya inta ay Soomaalidu dirirsan tahay. Wasiirka ayaa sheegay hadii ay dhacdo in...
Warar naga soo gaaraya degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in iska horimaad kooban uu halkaa ku dhaxmaray ciidammada xasilinta caasimada iyo rag hubeysan oo ku labisnaa dareyska ciidamada dowladda kuwaa oo ka biyo diiday hub ka dhigis la doonayay in lagu sameeyo. Dowladda Soomaaliya ayaa horay ugu dhawaaqday...
Wararka soo baxaya garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhaw ku dhacday diyaarad ay leedahay shirkadda Bancroft, oo ah shirkad qaabilsan la talinta howlaha amaanka iyo tababarada ciidamada midowga Afrika AMISOM ee jooga Soomaaliya. Diyaarada ayaa ku guul dareesatay in ay si caadi ah u...
Dowladda Canadda ayaa ku dhawaaqday in kaalmo deg deg ah ay la gaari doonto Abaaraha ka jira dalalka Soomaaliya, Nigeria iyo Suudaanta Koonfureed. Wasiirka wasaaradda hormarinta caalamiga ah ee dalka Canada ayaa sheegay in dhawaan ay deeq gaarsiin doonaan dadkaasi dhibaateysan. Wasiirka ayaa sheegay in kaalmadaan la soo marsiin doonto hay’addaha...
Ciidamada amaanka dowlad gobolleedka Puntland ayaa howlgal ay ka sameeyeen xaafado ka mid ah magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Puntland waxaa ay ku soo qabteen dad ka ganacsan jiray waxyaabaha maanka-dooriya. Muxyaddiin Axmed Muuse oo ka mid ah xaraakiisha ciidamada maamulka Puntland ee Garoowe ayaa Saxaafadda u sheegay in ay...