Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay khilaafka siyaasadeed ee ka dhax taagan wadamada Khaliijka, iyada oo sheegtay in ay ka walaacsan tahay xiisada jirta.
War saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dwladda Federaalka ku baaqeyso in khilaafka lagu dhameeyo wada hadal iyo...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta shir guddoomiyey kulan looga hadlayay fulinta qodobadii ka soo baxay shirkii London, gaar ahaan qeybta amniga iyo sidii wadajir looga shaqeyn lahaa taabagelinta heshiiska.
Qodobada muhiimka ah ee shirka diiradda lagu saaray waxaa kamid ah dib-u-dhiska Ciidamada Qaranka oo qeyb ka...
Madaxweynha dowlad gobolleedka Puntland ayaa goob joog u noqday munaasabada dhaarinta xubno oo ka mid noqonaya golllaha wasiirada dowlad gobolleedka Puntland, kaddib markii uu dhawaan ku magacaabay wareegto uu soo saaray.
Wasiirada xilalkooda loo dhaariyay ayaa kala ah ‘’Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Hiddaha iyo Dhaqanka Cabdiraxmaan Barkhad Warsame, Wasiir ku xigeenka...
Ugu yaraan hal qof ayaa dhintay halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen, kadib markii weerar lagu qaaday xaruunta Baarlamaanka iyo Mausoleum of Ayatollah Khomeini ee ku taalla magaalladda Tehran ee caasimadda dalka Iraan.
Koox hubeysan ayaa la aaminsanyahay in ay weerar is-xig-xiga ay ku qaadeen xaruumaha maanta oo Arbaca ah,...
Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa Khadka Taleefoonka kula hadlay Boqorka dalka Sacuudiga si xal loogu helo khilaafka soo kala dhexgalay waddamada Khaliijka kaddib markii dhowr dowladood ay xiriirka u jareen dowladda Qatar oo ay ku eedeeyeen in ay argagaxisada taageerto.
Inkastoo madaxweyne Trump uu hadda u muuqdo shaqsi doonaya...
Diyaarad xamuul ah oo nooceeda uu yahay Fokker F-27, oo laga leeyahay dalka Kenya ayaa waxyeelo xooggan ay soo gaartay, kadib iyada oo ku degeysa garoonka diyaaradaha ee Garbahaarey airport (GBM) ee dalka Soomaaliya.
Diyaarada ayaa waxaa ay la shaqeyneysay shirkadda Aero-Pioneer Group Kenya.
Diyaaradda shilka gashay waxaa ay nafaqooyin iyo...
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Max’ed C/laahi Farmaajo oo xalay mid kamid ah hotellada ku yaal magaalada Kismaayo kula shaaheeynayay qaar kamid ah dhalinyarada ayaa waxa uu ka warbixiyay xaaladda dalka, isagoo dhalinyarada uga jawaabayay su’aalo ku saabsan isbadallada dalka ka jira.
Madaxwaynaha oo wax laga weeydiiyay qorshaha xasilinta Xamar...
Ciidamada Xasilinta Caasimadda Muqdisho ayaa maanta waxaa howlgallo ay ka sameynayaan qaar kamid ah waddooyinka magaalladda Muqdisho.
“Ciidamada waxaa ay baarayaan gawaaridda dadweynaha, kuwa sida gaarka ah loo leeyahay, iyagoona dhinaca kale dadka caadiga ah weydiinayay Aqoonsi, waxaana ay joogaan qaar kamid ah waddooyinka Muqdisho”, sidaasi waxaa Hiiraan Online u...
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Max'ed C/laahi Farmaajo ayaa booqday xerooyin lagu tababaro ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedka Jubaland oo ku yaal duleedka waqooyi ee magaalada Kismaayo.
Xerada Ciidamada xoogga dalka qeybtooda 43-aad ee Jubaland iyo xero kale oo lagu tababaro ciidamada daraawiishta Jubaland ayuu madaxweeynuhu booqday, isagoo...
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa ku dhawaaqday in si rasmi ah loo billaabay adeegyadii astaanta internet-ka ee qaranka Soomaaliyeed (dotSO) ee loogu talagalay wasaaradaha iyo hay’adaha kale ee dawladda.
Arrintan ayaa qeyb ka ah dadaallo is daba joog ah oo qeyb ka ah qorshe 90 maalmood ah, oo ay...


















