Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday inay bixisay in ka badan 700 oo milyan oo dollar si wax looga qabto dhibaatooyinka abaareed ee waxyeeleeyay kala bar dadka Soomaaliyeed.
War lagu faafiyay bogga safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in dhaqaalahan Soomaaliya loosii marsiiyay hay'addaha kala ah OCHA iyo USAID si...
Dowladda Eritariya ayaa beenisay warar maalmo ka hor lagu baahiyay Warbaahinta caalamiga ah, taas oo lagu sheegay inay heegan gelisay Eritariya ciidamadeeda militeriga ah, iyo inay u yeertay ciidamadeeda keydka oo ay ku amartay inay soo diyaar garoobaan, iskana soo xaadiriyaan xeryaha ciidan ee u dhaw.
Wasiirka Warfaafinta ee Eritariya...
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay diyaar u tahay dhameystirka hannaanka deyn cafinta, kaddib wadahadal madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxda Bankiga Adduunka ku dhexmaray magaalada Washing DC.
War qoraal ah oo ka soo baxay Villa Somalia ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu kala hadlay Mr. David R. Malpass, oo ah...
Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa ku heshiiyey in ay iska kaashadaan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda Geeska Afrika.
War saxaafadeed ka soo baxay Villa Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu kala hadlay la-taliyaha dhanka amniga qaranka Mareykanka ee dagaalka ka dhanka ah Alshabaab.
"Madaxweyne...
Wararka ka imaanaya dalka Eritariya ayaa sheegaya in dowladda Eritariya ay u yeedhay ciidankeedii keydka ahaa ee da’doodu ka yar tahay 55 jir, si ay uga qayb galaan dagaalka ay Eritariya kula jirto kooxda TPLF, waxayna dowladda Eritariya ku amartay ciidamadaas keydka ahaa inay soo qaataan bustayaashooda iyo agabkii...
Jabhadda TPLF ee dagaalka kula jirta dowladda Itoobiya, ayaa oggolaatey in Midowga Afrika ay gadh wadeen ka noqdaan wada hadalada u dhaxayn doona iyaga iyo dowladda Itoobiya.
TPLF horey waxay ugu gacan saydhay wada hadallo kasta oo ay ku jiraan Midiwga Afrika, iyagoo xilligaa rabay in wada hadallada ay qayb...
Hoggaamiyaha Kooxda TPLF Debretsion ayaa Qaramada Midoobey u diray Warqad uu ku dalbanayo in Qaramada Midoobey ay soo kala dhex gasho iyaga iyo dowladda Itoobiya.
Warqadda Debretsion u diray Qaramada Midoobey oo ku taariikhsanayd 7, September 2022 ayuu kaga hadlay qodobo ay kamid yihiin xabbad joojin iyo in xal waara...
Madaxweynaha la doortay ee Kenya, William Ruto oo wareysi siinayay warbaahinta laga leeyahay dalka Maraykanka ee CNN ayaa sheegay in dowladdiisu ay diyaar u tahay inay la shaqeyso madaxweynaha Soomaaliya si loo xalliyo xasaradaha ka taagan geeska Afrika oo dhan.
Ruto oo madaxweyne ku xigeen usoo noqday Uhuru Kenyatta ayaa...
Isku duwaha gargaarka degdega ah ee Qaramada Midoobay, Martin Griffiths, ayaa ka digay in Soomaaliya ay qarka u saaran tahay macluul, taasoo uu sheegay inay wacan tahay abaartii ugu xumayd ee dalka soo marta afartan sano kadib.
Hal milyan iyo bar carruur ah oo ku nool Soomaaliya ayaa wajihi doona...
Maxkamadda sare ee Kenya ayaa xukuntay in William Ruto si sax ah loogu doortay madaxweynaha, iyadoo meesha ka saartay dacwado dhowr ah oo la doonayay in lagu baabi'iyo natiijadii doorashadii 9-kii Ogosto.
Ninka la tartamaya, Raila Odinga, ayaa ku eedeeyay guddiga doorashada in ay dhacday wax isdaba marin ballaaran, oo...


















