Maraykanka ayaa soo saaray warbixin sannadle ah oo uu ku qiimeynayo khasaaraha dadka rayidka ah kasoo gaara duqeymaha laga soo billaabo 2021.
Wasaaradda gaashaandhigga Maraykanka ayaa sheegtay in 12 qof oo rayid ah lagu dilay laguna dhaawacay guud ahaan Afghanistan, Iraq, Soomaaliya iyo Syria.
Pentagon waxay sheegtay Soomaaliya in aan dad...
War saxaafadeed kasoo baxay dowladda Itoobiya ayaa lagu sheegay in kooxda TPLF ay adeegsanayso gawaarida hay'adaha gargaarka, iyagoo u isticmaala howlgallada dagaalka waa sida lagu yiri War saxaafadeedka ka soo baxay dowladda Itoobiya.
War saxaafadeedkan ayaa sidoo kale digniin loogu diray hay'adaha gargaarka inay isaga fogaadaan goobaha iyo meelaha uu...
Wararka aan ka helayno gobolka Tigray ee dagaaladu ka socdaan ee dalka ayaa sheegaya in diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ee ciidamada Itoobiya ay duqeyn u gaysatay gaari waday gargaar raashin oo ku socday gobolka Tigray.
Afhayeen u hadlay kooxda TPLF oo la hadlay Warbaahinta gobolka Tigray ayaa duqeyntaas ku...
Madaxweynaha dalka Kenya, William Ruto ayaa sheegay in ciidamada Kenya ee ku sugan Soomaaliya ay isaga bixi doonaan Soomaaliya marka uu dhamaado howlgalkooda.
Ruto oo u waramayay France24 isagoo ku sugan shirka golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ee New York, ayuu sheegay in Kenya qiimo weyn ay ugu...
Johanathan Starr oo ah aasaasaha Dugsiga Abaarso ee ku yaal galbeedka Hargaysa iyo Jaamacadda Barwaaqo ee Hargeysa ayaa qaatay diinta Islaamka.
Starr oo muddo dheer madax ka ahaa Dugsiga Abaarso, isla markaana dhawaan as aasay jaamacada Barwaaqo ee hablaha u gaar ka ah, ayaa shahaadada loogu qabtay masaajid ku yaala...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres oo ay ka wada hadleen xaalada guud ee dalka Soomaaliya iyo taageerada ay u baahan tahay dowladda.
Madaxweyne Xasan ayaa Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u bandhigay in Maalaayiin Soomaali ah ay...
Madaxweynaha golaha ku-meel-gaarka ah ee dalka Sudan, Jeneral Abdel Fattah Al-Burhan, ayaa sheegay in Suudaan ay garab taagan tahay Soomaaliya, si looga gudbo xaaladaha ay ku jirto.
Intii uu socday kulan ay ku yeesheen xarunta Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ee New York, ayaa Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh...
Madaxweynaha Kenya ayaa sheegay in dhigiisa Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu muujiyay sida ay uga go’an tahay la dagaalanka kooxda Al-Shabaab.
Wareysi uu siiyay Telefishinka France 24, ayuu Ruto ku amaanay hogaamiyaha cusub ee Soomaaliya doorka uu ka qaatay dadaalada lagu xakameynayo qatarta kooxda Alshabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya.
"Waxaan u...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad dhinacyo badan taabaneysay ka jeediyey Shirka Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey ayaa soo bandhigay dadaallada dowladda Soomaaliya ee gurmadka abaaraha, dib u habaynta laamaha ammaanka, guulaha laga gaaray dagaalada ka dhanka ah kooxaha Al-shabaab iyo Daacish, dib u heshiisiinta...
Wasiirka horumarinta UK Vicky Ford ayaa ku dhawaaqday taageero cusub oo lagu taageerayo dadka ay saameysay abaartii ugu xumayd ee ku dhufatay Soomaaliya.
Iyadoo ka hadlaysay shirka golaha guud ee Qaramada Midoobay ee New York, Ford ayay ku dhawaaqday 22.8 milyan ginni si ay awood ugu siiso Qaramada Midoobay iyo...


















