Xildhibaanada Beelaha Digil iyo Mirifle ayaa ku dhawaaqay in ay yeelanayaan shir AAYO ka tashi ah,

0
585

Xildhibaanada BFS ee Beelaha Digil iyo Mirifle ayaa ku dhawaaqay in ay yeelanayaan shir AAYO ka tashi ah, kadib markii ay sheegeen in dowladda Soomaaliya ay ka waayeen xuquuqdii ay ku lahaayeen.

Hore waxaa sidaan oo kale shir u yeeshay Beelaha Xawaadle, Murusade iyo Gaaljecel, lkn kan ayaa ah kii ugu weynaa maadaama ay yeelanayaan garab kamid ah beelaha 4.5 ee awood qeybsiga Soomaalida.

Dowladda Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud waa dowladii ugu horreysay oo iyadoo sanad jirsan lakulanto mucaarado badan, iyadoo badi shacabkii ka cabanayaan musuq maasuq, is kooxeysi, amni darro iyo cadaalad darro.