Dowlada Oo Maanta Ciidamo Kala Dhex Dhigtay Beelihii Ku Dagaalamayey Deegaanka No,50.

0
485

Ciidamo isugu jiro Milatariga Somaliya iyo Amisom Ayaa Maanta la kala dhexdhigay Belihii muddoyinkii danbe ku Dagaalamayay Degaanka NO.50 Iyadoona la shegay inay Ciidamadas ay kala celin donan Beelaha halkaasi ku dagaalamay inta uu soconayo Heshiiska lagu Dhex dhexaadinayo Beelaha Halkaasi Daga Waxaana Ciidamada aya Haatan ku sugan yihiin Goobo labada dhinac u dhaxeyso halkaasna ay ka wadaan Xabad joojin.

Wafdi Uu Horkacayo Sii Hayyaha Waziirka Wasraarada Gashandhiga Ayaa Gaaray Degaanka NO.50 iyo Degmada Marka waxayna Halkaasi Ka Wadaan Kulamo Labada Dhinac Ah.

Dhanka Kale Gudoomiyaha Maamulka Degmada Marka aya dhankisa wax uu shegay in uu so dhaweynayo Dadaalk lagu qaboojinayo Dagaalada halkaasi ka soconayo dhankiisu u dadaaal buxo ku bixin dono Colaada halkaasi ka Aloosan.