Wararka ka imanaya Magaalada kismayo ee Xarunka Gobalka Jubbada Hoose ayaa waxa ay Sheegayaan In Uu Gowr Dhaw Ka Dhacay Qarax aad u xoogan Gudaha Degmada Kismaayo Ee Xarunta Gobalka Jubbada Hoose.
Xiligii uu qaraxa dhacayay ayaa waxa si toos ah u shaqeynayay dhamaan xafiisyada kala duwan ee xarunta degmada Kismaayo, waxaana sidoo kale ku sugnaa gudaha xarunta dad badan oo howlo ka lahaa degmada.
Illaa Iyo Iminka Lama Xaqiijin Karo Qaraxaasi Cidda Sida Rasmi ah uga dambeeso Balse Warar qaar ayaa waxa ay tibaaxayaan in qaraxaasi ay ka dambeeyeen xarakada Mujaahidiin Al-shabaab.
Wixii Ku Soo Kordha Qarazani Kala Soco Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom.com





