Wararka Soomaaliyeed
Wararaka Ka Imaanaya ayaa Sheegaya In Xalada Degmadasi Ay Tahay Mid Kacsan Kadib Marki Mujaahidiinta Al-Shabaab Ay Gaareen Meel Ku Dhow Degmada Luuq Goobjoogayaal Ku Sugan Degmada Luuq Ayaa U Sheegay Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom In Xaalad Kacsanaan Ah Laga Dareemayo Degmada Luuq iyo Deegaanka bohol Bashiir Waxaana Deegaanadaasi Saakay Madaafiic Culus Isku weedaarsaday Mujaahidiinta Al-Shabaab Iyo Ciidamada TGF-da Oo Ay Kaabayaan Ciidamada Dowlada CAdowga Ah Ee Ithopia
Sidoo Kale Dadka Deegaanka ayaa Sheegay In Ay jirto Cabsi Baahsan Oo Ay Qabaan Waxaana maalmihii Ugu Dambeeyay Dagaalo Ay ku Dhexmarayeen Deegaanadasi Mujaahidiinta Al-Shabaab Iyo Maleeshiyaadka Calooshood U Shaqeestayaasha Ah.
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641
(





