Shiikh Xuseen Cali Fiidow Oo Sheegay In Goobaha TFG-da gacanta Ay Ku Hayaan Laga Maamulo Magaalada Kamballa

0
1180

Wararka Soomaaliya

Madaxa Siyaasada Iyo Xiriirka Gobolada Ee Mujaahidiinta Al-Shabaab Sh.Xuseen Cali Fiidow Oo Warfidiyeenada magaalada MuqdishoKula Hadlay Ayaa Sheegay In Ay Cadeyneyso Ceyrintii Farmaajo In La Heystayaal Ay Yihiin Hogaanka TFG-da Amarona Laga Soo Siiyo Magaaloyinka Kamballa Iyo Adis Ababa

Sidoo Kale Shiikh Xuseen Fiidow Uu Hoosta Ka Xariiqay In Bulshada Inteeda Badan Ay LA Socotay In Adeegayaal Ay Yihiin horjogayaasha TFG-da Ayna U Adegaan Gaalo Waxa Uuna Madax Siyaasada Iyo Xiriirka Gobolada Ee Mujaahidiinta Al-Shabaab Baaq Uu U Jeediyay Shacabka Muslimiinta ah Ee Ku nool Goobaha TFG-da Gacanta Ay Ku Hayso Ka Qeybqaataan jihaadka Lagula Jiro Cadow Allaah Asagoona Hoosta Ka Xariiqay In Ay Hiil Iyo Hooba Lagarabtaaganyihiin Dadkaasi

Shiikh Fiidow Ayaa Sidoo Kale Ugu Baaqay Shacabka Dalalka Uganda Burudi Iyo Gaalada Soo Adeegsatayba In Haddii Ay Ciidamadooda Soomaaliya Kala Bixin Shalaay Ay U Dambeyndoonaan Waxa Uuna Xussay Soomaaliya In Ay Ka Guuleesatay Dalalka MAreykan Iyo Ithopia Oo Labada Ka Awoodbadan Uganda Iyo Burundi

Hadalkan Ka Soo Yeeray Madaxa Siyaasada Iyo Xiriirka Gobolada Ee Mujaahidiinta Al-Shabaab Shiikh Xuseen Cali Fiidow Ayaa Imaanaya Xilli Dhawaan Dowladaha Gaalada Ah Ee Ku Haya Faragalinta Soomaaliya Ay Ceeriyeen Farmaajo Baarlamaanka Calooshood U Shaqeesatana Ay U Diideen In Ay Kulmaan.

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

(

info@warsom.com & webmaster@warsom.com)