Wararka Soomaaliyeed
Saacadihii La Soo Dhaafay waxa uu Ku Jahwareersanaa Sharif Cida Uu Ka Dhigayo Ra’iisukwazaaraha TFG-da Oo Uu Badalaya Kii Ka Yimid
Ilawareedyo Ka Agdhow Hogaamiye Sharif ayaa waxa ay sheegayaan In uu cadaadis Xoogan kaga imaanayo Dhinacyo kala duwan Sida Shariif xasan Qiyaanada ay ku hashiyeen,Hogaamiyaha Puntland Faroole,Farmaajihii La Ceeriyay Iyo Xubno Ka tirsan Gaalada Danaha Gaarka Ka Leh Soomaaliya Taasi Oo Keentay In Shariif Uu Ku Jahwareero Cidii Uu Ka Dhigi Lahaa Ra;isul wazaaraha TGF-da
Wararka Madaxtooyada Ay Ka Heleyso Wakaalada wararka Soomaaliyeed Ee Warsom ayaa waxa ay sheegayaan in Shariifka Ay Horyaalaan Dhowr Xubnood Oo Dhamaantooda Loo Doonayo In Ay Noqdaan Caamillka Cusub Ee Ka Shaqeynaya Danaha Gaalada ay ka Leeyihiin Soomaaliya Waxaana Ka Mid Ah
C/wali Max’ed Cali Oo Ahaa Ra’iisul wazaare Xigeenkii Farmaajo Waxaana Sida Farmaajo,C/kariin Xasan Jaamac Oo Warfaafinta U Xilsaarnaa Farmaajo Waxaana wata Madaxweyne Shariifka Soomaaliya Iyo Shaqsi Kale Oo Si Wadajir Ah Ay U Doonayaan Faroole Iyo Shariif Xasan Ka Baarlamaanka Hormuudka U Ah
Sikastaba Ha ahaatee Saacadaha Soo Socdo Ayaa Lagu wadaa Inuu Shariif Ku Dhaawaqo Mid Ka mid ah Raga aan Soo Sheegnay Midkood Isagoona Tixgalinayo Hogaamiyayasaan Raga ay Wataan Midkood Waxaase La Ogaandoonaa Goordhow Cida Uu Ku Dhawaaqo Shariif.
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641
(





