Ilo Wareedyo Ku Dhaw Dhaw Xafiisyada Wasiiro Ka Tirsan Xukuumada Qurba Joogta Soomaaliya ayaa Xaqiijinaya In Lagu Wada In Ka Badan 3 wasiir ay Istiqaa;adaada ay Ku wareejiyaan Farmaajo Ka Dib Markii ay Ka War Heleen In Sxbkooda Farmaajo Uu daaqada Ka Baxaya Ileyn Siyaasadu ma lahan Sxbtinmo Joogto ah laakiin waxa ay Lee Dahay dan Joogta
Wasiirada Lagu wada In ay is Casilaan ayaa Wxaa ka Mid ah Sida ay Inoo cadeeyeen Ilo Wareedkeena wasiirka wasaaradda War Faafinta Boostada Iyo Isgaarsiinta C/kariim Xasan jaamac Wasiirka Qorsheynta Iskaashiga Iyo Xiriirka Caalamiga C/wali Maxamed Cali oo Labada ka Soo Jeeda Maamul Gobolleedka Puntland Kuna Heyb ah Madaxweynaha Puntland Faroole Iyo wasiiro Kale oo Ka Tirsan Qurba Joogta Soomaaliya
Wararku ayaa Waxa uu Intaa KU Darayaan In Madaxweyne Shariif Uu Qorsheynaya In Uu Xilka Farmaajo U Dhiibo Wasiirka Warfaafinta Oo Horey Sxb Dhwa Lahaa Mr farmaajo Balse ay haatan danta kala ka Xeysay
Wararka Soomaaliya (Warsom.com)
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641





