Wararka Soomaaliya
Farmaajo oo Dhawaan Saxiixay In Uu Isaga dagayo Xilka Uu Ka haya Dowlada TFg-da Ee Soomaaliya ayaa Shaki Galiyey Maanta Rajadii ay Ku Haminayeen Madaxweyne Shariifka TFg-da Gudoomiyaha Baarlamaanka Iyo Madaxweynaha Karishtaanka ee Uganda Yuweeri Musafani
Farmaajo Oo Maalmahaani Ku Dhawaa Masraxa Waalida ayaa maanta gabi Ahaanba Laalay Heshiiskii Kambala oo ay Goob Joog Ka Ahaayeen Beesha Gaalada caalamka Waxa Uuna Xusay In Uu taageero Ka haysto Haweenka Iyo Carrruurta Maamlmihii Dhawaa Ka Dibad baxayey Muqdisho
Sidoo Kale Ddidmada Qayaxan Ee maanta ka Soo Yeertay farmaajo ayaa waxa ay Wel Wel badan K Abuuri Doonta Madaxweyne Shariifka Soomaaliya laakiin Balse Sida Uu Inoo Xaqiijiyey Weriye Ka Tirsan Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom oo Ka Qayb Galaya Shirka Jaraa’id Ee Farmaajo Uma Muuqata Diidmada Farmaajo Mid Meel Fog Jirta Sida Laga Dheehan Karey Wajiga farmaajo Ee Maanta waxa ayna u Muuqataa Mid Uu Niyada Ugu Dhisaya carruurta Iyo Haweenka maalmahaaini Qorodda U taagna a
Wararka Soomaaliya (Warsom.com)
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641





