Wararka Soomaaliya
Shariif Xasan Sh.Aadam iyo wafdigaan uu hogaaminayo oo socdaak ku soo kala bixiyay wadamo ka tirsan dunida ayaa maanta barqadii soo gaaray Magaalada Muqdisho waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay taageerayaashiisa oo sita caleemo qoyan waxaana Shariif Xasan Sh.Aadan uu u soo roqaansaday hoygiisa oo ka agdhow kan shariif Sh. Axmed
Shariif Xasan Sh. Aadan ayaa imaatinkiisa wuxuu imaanayaa xilli Farmaajo lagu amray in mudo 72 Saac gudahooda ah in uu iskaga Dago Kursiga TFG=da uu u haayo iyadoona Shariif Xasan Sh Aadan in laga dhabeeyo heshiiskii Kampala oo dan ay ugu jirto
Wararka Soomaaliya (Warsom.com)
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641
(





