Wararka Soomaaliya
Wararka Ka imaanaya Degmada B/xaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in xalay cutubyo ka tirsan Mujaahdiinta Al Shabaab ay weerar culus ku qaadeen ciidamada TFG-da, Kooxda ahlu sunnah iyo kuwa Eithopia ee ku sugan Degmada B/xaawo waxay Mujaahdiinta Xalay mudo kooban ay la wareegeen gacan ku heynta Degmada B/xaawo halkaas oo qaniimooyin fara badan ka soo qaateen waxaana ka dib ay Mujaahdiiinta u soo ruqaansadeen dhanka Degmada Garbahaareey halkaas oo guutada Madaaficda ee Mujaahdiinta Al Shabaab Ay la dhaceen Madaafiic qasaaro xoogan u geysatay ciidamo Eithopian ah oo ku sugnaa deegaankaasi waxaana hada degan Degmooyinka B/Xaawo Iyo Garbahaareeyn halkaasoo ay joogaan hada ciidamada cadowga ee Dowladda Eithopia
Wararka Soomaaliya (Warsom.com)
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641
(





