Qeebaha Bulshada Oo Si Kulul U Cambaareeyay Qafaalkii Ay U Gesteen Ciidamada PS-ta Ee Uu Biilo Mareekanka Gudoomiye Ku Xigeenka X.M.J.S

0
593

Wararka Soomaaliya

Shalay Ayay Aheed Markii Nin Lagu Magacaabo Qaliif Uu Ka Mid Ah Jawaasiista Mareykan Ugu Sugan Magaalada Muqdisho Uu Qafaalay Cali Max’ed Nuux (Timajilic)Oo Ah Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Midnimada Jamhuriga Soomaaliyeed

Qeybaha Kala Duwan Ee bulshada Oo La Soo Xiriisay Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee warasom Ayaa Sheegay In Ay Si Kulul U Cambaareenayaan Qafaalka Lagula Kacay Mudane Cali Max’ed Nuux Timajilic Waxayna Sheegeen In arintaasi ay Tahay Mid Xadgudub ah Cawaaqib Xumo Farabadana Ay Ka Dhalan doonto Qafaalka Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed

Cali Max’ed Nuux Timajilic Iyo Sidoo Kale Mid Ka Mid ah Dhalinyarada Xisbigaasi Oo Gacanta Ugu Jira Ciidamada PS-ta

Sidoo Kale Qeybihii Bulshada Ee La Soo Xiriiray Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom Ayaa Ugu Baaqay Dowlada Mareykanka Oo Ay U Sheqeeyaan PS-ta In ay Soo Faragaliyaan Qafaalka Lagula Kacay Cali Timajilic Isla markaana Ay Ka Qeybqaataan Sii Deyntiisa

Manaha Ahan Markii Ugu Horeysay Oo Ay Qafaal Muwaadiniin Soomaaliyeed Kulkacaan ciidamad Dowlada TFG-da

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

(

info@warsom.com & webmaster@warsom.com)