Wararka Soomaaliya
Ciidamada lagu weeraray Darkeynley ayaa waxay saarneeyeen gaari nooca ciidanka ay qaataan ah waxaana ragg hubeysan ay ku tuureen bambada gacan laga tuuro halkasoo la sheegay in qasaaro xoogan uu ka soo gaaray ciidamadii weerarka lagu qaaday waxayna rasaas ay fureen Maleeshiyaadkaasi uu ka soo gaaray qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac dad rayid ah oo ka ag dhowaa goobta uu weerarka ka dhaca
Dhanka kale waxaa weerar kan la mid ah lagu qaaday Maleeshiyaad Fadhiisin ku lahaa Degmada X/jajab kaas uu ka dhashay dhimasho iyo dhaawac xoogan oo soo gaaray Maleeshiyaadkii la weeraray waxaana saakay baaritaano ka wada Maleeshiyaad kacsan kuna qamaamaya dadka rayidka ah
Wararka Soomaaliya (Warsom.com)
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-995641
(





