Beesha Bagadi Oo Caleemo Saaratay Ugaas Cusub Ka Dib Munaasabad Ka Dhacday Gobolka Shabeelada Hoose

0
1875

Wararka Soomaaliya

Munaasabadaan oo ay ka qeyb galeen Masuuliyiin ka tirsan Mujaahidiinta Al Shabaab Culumaau’diin Aqoon yahano iyo qeybo ka tirsan bulshada ayaa waxaa halkaasi hadal ka jeediyay gudoomiyaha gobolka Sh/hoose Sh Muxammad Abuu C/lla oo sheegay in ay kaga mahad celinayaan beesha bagadi taageerada ay la garab taagan yihiin Mujaahidiinta Soomaaliya

Sheekha oo hadalkiisa sii wata ayaa kaga mahad celiyaya dhamaan beelaha Soomaaliyeed dagaalka xaqa ah ay kula jiraan gaalada Soomaaliya ku soo duushay

Qaar ka mid ah Marti Sharaftii lagu casuumay caleemo saarkaasi ayaa dhamaantooda waxay hoosta ka xariiqeen inay sii wadi doonaan ka qeyb qaadashada dagaalka jihaadka ah ee Soomaaliya ka socoda

Ugaaska la caleemo saaray maanta ayaa dhankiisa sheegay in ay sii wadi doonaan hiilka ay la garab taagan yihiin Mujaahiiinta Al Shabaab

Ugaaska ayaa sidoo kale wacad ku maray in ay sii labo jibaaridoonaan la dagaalanka gaalda Soomaaliya ku soo duushay

 

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

(

info@warsom.com & webmaster@warsom.com)