Mujaahidiinta Al Shabaab Oo Weerar Culus Ku Qaaday Meel Ku Dhow Degmada Luuq Iyagoonga Guulo Ka Sheegteen

0
618

Wararka Soomaaliya

Dagaalkaani ayaa Galabta ilaa iyo caawa Mujaahdiinta Al Shabaab iyo kuwa TFG-da oo kaabaya Ciiidamada Eithopia ku dhaxmarayaa meel ku dhow Degmada Luuq ee Gobolka Gedo

Afhayeen u hadlay Mujaahdiinta Al Shabaab ayaa guulo ka sheegtay dagaaladaasi waxa uuna sheegay Afhayeenka in ay geysteen qasaarooyin hor leh

Dhanka kale ayaa Afhayeenka waxa uu sheegayay in meydad fara badan oo ka tirsan Ciidamada Dowladda Cadowga Eithopia iyo kuwa TFG-da lagu soo daabuleynayay Degmada Luuq ee Gobolka Gedo

Ilo wareedyo oo ay ka heshay Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom oo ku sugan Gobolka Gedo oo ayaa sheegayaa in ay wali isku hor fadhiyaan labada dhinac goobta uu dagaalka ka dhacay

 

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

(

 

info@warsom.com & webmaster@warsom.com)