Monday, April 29, 2024
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Washington DC ee dalka Mareykanka oo ay uga qeyb galayaan shirka xiliga gu'ga oo ay marti galinayaan Hay'adda IMF iyo Bangiga Aduunka. Shirkaan lix biloodlaha ah ayaa socon doono mudo hal isbuuc ah, kasoo...
Puntland ayaa difaacday xiriirka ay la leedahay dowladda Ethiopia, iyadoo tilmaamtay in dowladda Federaalka Soomaaliya aanay awood u lahayn inay ka hor istaagto cilaaqaadka ay la sameysanayaan dalalka deriska sida Ethiopia. Wasiirka warfaafinta Puntland oo saxaafadda kula hadlayay Garowe, ayaa sidaasi sheegay, isagoo xusay in dastuurka federaalka iyo midka Puntland...
Guddoomiyaha gobolka Hiiraan ee maamulka Hirshabeelle Muuse Salaad Wehliye ayaa si adag uga hadlay falal amaan daro ah oo kusoo badanaayay mudooyinkii dambe gudaha xaafadaha magaalada Baledweyne. Guddoomiyaha ayaa sheegay in dhibaatooyinka amni daro ee ka jira gudaha magaalada Baledweyne iney yihiin kuwa lagu sumcad dilayo sharafka ciidanka difaaca deegaanka...
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay si aad ah uga walaacsan tahay colaadda Bariga Dhexe, waxayna si adag ugu baaqday dhammaan dhinacyada ay khuseyso in ay si deg deg ah u joojiyaan xiisadda colaadeed, ayna is xakameeyaan. War saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in colaadaha...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan galinkii dambe ee Shalay ku dhexmaray inta u dhaxeysa magaalooyinka Buulaburte iyo Halgan ee gobolka ciidamada difaaca deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleeyda iyo kuwa kooxda Al-shabaab. Dagaalka ayaa si gaar ah uga dhacay buurta lagu magacaabo Wareertire oo u dhaxeysa degmooyinka Halgan...
Wasiirka cusub ee Wasaaradda amniga gudaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa ka hadlay xiliga lasoo afjari doono howlgalada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab ee ka socda guud ahaan dalka. Wuxuu sheegay Wasiirka in howlgalada lagula dagaalamayo kooxda Al-shabaab iney ka socdan dhamaan deegaanada dowlad goboleedyada dalka, islamarkaana...
Dowladda Iran ayaa hadashay gantaalo aargoosi ah  iyo duqeymo diyaaradeed oo ka dhan ah Israa'iil, si ay uga jawaabaan weerarkii Israel ee kowdii Abriil ee ka dhanka ahaa xarumaha diblomaasiyadeed ee Iran ay ku lahayd caasimadda Dimishiq ee Suuriya. Kacaanka Islaamiga ah ee Iran ayaa ayaa bayaan ay soo saareen...
Markabka MV Abdullah ee laga leeyahay dalka Bangaladesh oo ay la socdeen 23 badmaaxiin ah ayaa laga sii daayay kooxda burcad badeedda Soomaalida ee haystay. Badmaaxiinta iyo markabka ayaa la sii daayay ka dib markii lacag madax furasho ah looga soo tuuray diyaarad helikobter ah, sida ay sheegeen ilo wareedyadu. Si...
Dalka Iran ayaa gantaallo ay xambaarsan yihiin diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ku garaacday Israa’iil, kaasoo ah weerarkeedii ugu horreeyay oo toos ah oo ay ku qaaddo dhulka Israa’iil. Afhayeenka militariga Israa’iil Rear Admiral Daniel Hagari ayaa sheegay, in Iran ay tobanaan gantaal oo cirka ku garaacday Israa’iil, kuwaas oo uu...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheikh Axmed ayaa sheegay in uusan wax natiijo ah kasoo bixin kulan magaalada Nayroobi ku dhexmaray isaga  iyo madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud. Qoraal uu soo saaray madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed, ayaa wuxuu sheegay in isaga madaxweyne Xasan Sheikh ay ku heshiin waayeen qodobadii ay...