Walxo aan la aqoonsan haybtooda oo ololaya ayaa xalay fiidkii lagu arkay hawada degmada Mooyaale ee ku taalla xadka Kenya iyo Itoobiya.
Dadka deegaanka, oo aan aqoonsan karin waxa ay yihiin walxahani, ayaa baraha bulshada ku baahiyay muuqaallo ay ka duubeen. Mid ka mid ah dadka reer Mooyaale ayaa sheegay...
Wararka ka imaanaya degaanada Galbeedka Gobolka Mudug ayaa kusoo waramaya inay jiraan xal ka gaarista dagaal beeledyo kusoo laalabtay degaanadaasi kadib dadaalo ay arintaasi ku bixiyeen maamulada Galmudug iyo Puntland.
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Galmudug Maxamed Cabdi Adam (Gaboobe) oo hogaaminayay Wafdiga Galmudug uga qeybgalayay kulamada Xal kagaarista xiisadaha Colaadeed...
Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta shaaca ka qaaday in wax ka yar todobaad gudahiisa kusoo saaro doonaan Jadwalka doorashooyinka dalka.
Cabdikariin Axmed Xasan oo ah guddomiyaha guddigaan oo maanta shir jaraa'id ku qabtay Warbaahinta ayaa ugu horeyn sheegay in guddiga uu yahay mid madax banaan, islamarkaana shaqadiisu...
Waddamada Chad iyo Senegal ayaa aad uga xumaaday hadal uu Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, ku tilmaamay waddamada Afrika "Abaal laawyaal", aan uga mahadnaqin dowladiisa taageerada millateri ee uu siiyo waddamada qaar.
Macron waxa uu sheegay in waddmada Afrika ay iloobeen in ay "Mahadsanid" ku yidhaadaan dowladiisa, oo ay uga mahadnaqaan...
Maamulka Puntland ayaa si cad u beeniyay war kasoo baxay Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliya (SODMA), kaasoo sheegayay in magaalada Boosaaso ay hay'addu gaarsiisay 200 tan oo gargaar raashin ah oo loogu talagalay dadka deegaanka.
Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Puntland, Ubax Cabdirashiid Xirsi, ayaa sheegtay in aysan jirin wax...
Howlgalka Africom ayaa shaaciyay in weerar dhinaca cirka ah oo ay codsatay dowladda Soomaaliya lagu dilay 10 ka tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab.
Weerarkan ayaa ka dhacay deegaanka Beer Xaani oo 35 km waqooyi galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo, Jubbada Hoose.
War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in weerarkaan oo dhacay Dec. 31, 2024, uu...
Xaaska fanaanka Dayax Dalnuur Farxiya Cabdirixiim ayaa maanta ku geeriyootay magaalada Muqdisho sida ay inoo xaqiijiyeen eheladeedi, marxuumada ayaa maalmihii lasoo dhaafay waxa ay ku xanuunsanaysay isbitaal ku yaala magaalada Muqdisho.
Maalmihii ay ku jirta isbitaalka fanaanka ayaa barta uu ku leeyahay Facebook waxa uu shacabka Soomaaliyeed ka codsaday in...
Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa shaaca ka qaaday in ajaanib katirsanaa kooxda Daacish ay isku soo dhiibeen gacanta maamulka Puntland.
Wasiirku wuxuu sheegay in ay socdaan qorshayaal dalalkooda loogu celinayo ajaanibta isa soo dhiibtay, iyadoo arrintaas ay kala shaqeynayaan hay’adaha socdaalka sida IOM iyo Bisha Cas.
Maxamuud Caydiid Dirir...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo waraabka ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa maanta ka hadlay hadal hayn weyn oo ka dhalatay in Maamulka Puntland uu laba cagaf kaliya kaga soo aaday Mashruuca ka Soo Kabashada Qalalaasaha, Dhibtaada ee Soomaaliya (SCRP) ee uu maalgeliyo Bankiga Aduunka.
Wasiirka waxa uu shaaca...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu dhawaan ugu tago magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan siduu xal ugu heli lahaa tabashada dadka reer Hiiraan ay ka qabaan maamulka Hirshabeelle.
Magaalada Baledweyne oo haatan ay ku sugan yihiin mudo dhowr cisho ah masuuliyiin sar sare oo...


















