Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa saakay ka ambabaxay magaalada Kismaayo oo ay diyaarad gaar ah ka qaaday waxaana uu ku wajahan yahay magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya.
Waa safarkiisi ugu horeeyay tan iyo markii Axmed Madoobe markale loo doortay Madaxweynaha Jubaland uu safar dibadda ah aadayo.
Wararka...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka digay in doorasho hal dhinac ay damacsan tahay Dowladda Soomaaliya taa uu ku tilmaamay mid xilligaan aan ka dhaqan galaynin Dalka, waxaana uu ku baaqay in wada hadal laiskaga yimaado nooca doorasho ee dalka loo jiheenayo.
Sheekh Shariif ayaa shaaca...
Wasiirka Cadaalada iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya Xasan Macallin ayaa dagaal afka ah ku qaaday Mucaaradka Dowladda kasoo horjeeda waxaana uu ku tilmaamay kuwa jidgooyo u dhiganaya shuruuc ay soo meel mariyeen Xukuumadda iyo Baarlamaanka Soomaaliya.
Wasiirka waxa uu si cad u sheegay in aysan jirin cid ama ciidan awood u...
Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in Dalka Soomaaliya uu wajahayo khatar inuu kala go'o oo inta badan uu cadowga qaato, inkastoo si rasmi ah uusan u qeexan nooca cadowga iyo dhibaatada dalka uu marayo.
Ra'iisul wasaaraha ayaa tusaale usoo qaatay in wixii ka dambeeyay dagaaalkii...
Kalluumeysiga sharci-darrada ah ee lagu beegsanayo kalluunka Tuunada ee biyaha Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadaya daciifnimo weyn oo ka jirta maamulka badda ee dalka.
Warbixin ay soo saartay ENACT ayaa lagu sheegay in Kheyraadka kalluumeysiga hodanka ah ee Soomaaliya, uu wajahayo halis isa soo taraysa oo uga imaanaysa maraakiib shisheeye...
Qoyska askariga ka tirsan ciidamada Kenya oo la sheegay inuu gacanta ugu jiro dagaalamayaasha Al-Shabaab muddo 9 sano ah ayaa dowladda Kenya ka codsaday in ay gacan ka geysato sidii loo sii deyn lahaa Aabbahood.
Cabdullaahi Ciise Ibraahim ayaa ka mid ahaa askartii ay Alshabaab ku qabteen weerarkii khasaaraha badan...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay in Kooxaha Argagexisada sida Al shabaab iyo Daacish ee ka dagaalamaya Soomaaliya ay dhibaato weyn ay ku yihiin amaanka, nafta iyo maalka Shadabka Soomaaliyeed.
Ra'iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa shaaca ka qaaday in loo baahan yahay in meel looga soo wada...
Somaliland iyo Itoobiya ayaa ka wada hadlay sidii ay u xoojin lahaayeen iskaashiga dhinaca millateriga iyo amniga.
Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland, Maxamed Yuusuf Cali, iyo Wakiilka Itoobiya u fadhiya Hargeysa, Ambasadoor Teshome Shunde Hamito, oo ay weheliyaan Jeneral Gabadhi iyo Col. Abara, ayaa ka wada hadlay kor u qaadista iskaashiga ciidamada.
"Wasiirka...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta dhageystay kiiska ilaa 6 ruux oo dhawaan ciidanka Nabadsugida kusoo qabteen howlgal ay ku qaadayeen isbaarooyinka yaalay inta u dhaxeysa magaalooyinka Baledweyne iyo Matabaan ee gobolka Hiiraan.
Raggaan Maxkamadda kasoo hor muuqday oo dhamaantood ahaa dhalinyaro ayaa tiradoodu aheyd 5 ruux, halka midka lixaad...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliyaa Danjire Axmed Macalin Fiqi, ayaa khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa dalka Ukraine Andrii Sybiha, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal.
Wasiir Fiqi ayaa u gudbiyay rajada uu ka qabo soo laabashada nabadda iyo xasilloonida dadka reer Ukraine, Labada wasiirba...


















