Guddoomiyaha golaha Wakiiladdda Somalilad Md:C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro oo xilkii gudoomiyenimo iska casilay ayaa tilmaamay caqabadihii hore ka yimid mudadii uu xilka hayey oo dhamayd 12 sanno ahayd.
Sidoo kale, gudoomiye Cirro oo lagu waday in shirgudoonka iyo xildhibaanadaba iska casilay ayaa kaliya iska casilay shirgudoonimadii balse wali aan shaacin...
Muran iyo is qab qabsi ayaa ka taagan doorashada madaxweynaha dalka Kenya ee la filayo in ay dhacdo 08 bishan Augusto, kaddib markii dhawaan meydkiisa la helay sarkaal sare oo ka tirsanaa gudiga doorashada dalka Christopher Msando.
Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa dalbaday in xasiloonida la ilaaliyo kaddib markii dalka ay ka...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Maxamud Axmed Nuur (Tarsan) in uu noqdo la taliye sare ee xafiiska madaxweynaha dhinaca arrimaha siyaasadda.
Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha ayaa lagu magacaabay in Max’ed Axmed Nuur Tarsan uu noqdo la taliye sare ee dhinaca siyaasadad ee xafiiska madaxweynaha...
Fadhi maanta mudanayaasha baarlamanka ay ka yeelan lahaayeen xilka wasiirka wasaarrada dastuurka Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil ayaa u baqaaday Kooram la’aan.
Kulanka maanta oo ahaa mid xasaasi ah ayaa baaqashadiisa waxaa ka dhax muuqata in xildhibaannadu ku kala qeybsan yihiin doodda ku saabsan xilka wasiirka.
Wasiirka wasaarrada dastuurka ayaa Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil...
Waxaa goor dhaw si rasmi isku casilay guddoomiyihii gollaha wakiilada Soomaaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro, kaddib kulan magaalada Hargeysa ay ku yeesheen xildhibaannada gollaha wakiilada.
Kulanka gollaha wakiilada ayaa waxaa maanta soo xaadiray 71 mudane, kaddib markii maalintii shalay lagu wargaliyay is casilaada guddoomiyaha.
Gudoomiye ku xigeenka baarlamaanka Baashe Maxamed Faarax...
Dalka Koonfur afrika oo lagu diley Sadex Dhalin yaro Soomaali ah/Maxey ka tiri dawlada South Africa.
Saddex qof oo dhallinyaro Soomaali ah ayaa 48-dii saac ee lasoo dhaafay lagu dilay dalka Koonfur-Africa, sida ganacsato ku nool dalkaasi ay u sheegeen Warbaahinta WARSOM
Dhallinyarada la dilay ayaa ku ganacsan jirtay Magaalladda Limbobo ee dalkaasi.
“Saddexda qof ee geeryooday waxaa lagu gubay goobahooda ganacsi, hadda Booliiska ayaa meydadka baaraya”,...
Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa mahdisay deeq raashiin ah oo ka timid dowladda Shiinaha, taas oo shalay lagu wareejiyay dowladda.
“Xukuumadda waxa ay uga mahadcelinaysaa Xukuumadda iyo shacabka Jamhuuriyadda Shacbiga ee China deeqda cunno ee ay u soo mariyeen hey’adda WFP dadka ay abaaruhu saameeyeen ee ku nool qeybo...
Madaxweynaha maamul-gobolleedka Jubbaland Axmed Madoobe, ayaa faray laamaha ammaanka ee maamulkiisa in sida ugu dhaqsiyaha badan ay baaritaan ugu sameeyaan Qarax shalay gelinkii dambe ka dhacay magaalladda Kismaayo.
Qaraxii shalay ayaa waxaa uu ahaa mid loo adeegsaday gaari, waxaana ku dhintay dhowr qof halka 20 dad ku dhowna ay ku...
Qarax iyo Weerar toos ah ayaa lagu qaaday dhismaha masaajid ku yaalla magaalada Herat ee dalka Afghanistan , waxaana weerarkan lagu dilay dad badan oo kamid ahaa Jameecadii masjidkaasi ku cibaadeesaneysay.
Weerarka Masjidka Jawadia lagu qaaday salaadii Cishaha ee xalay ayaa ku bilowday qarax uu isku soo xiray qof ismiidaamiyay,...
Xiisad xoogan ayaa ka taagan magaalo ku taalla bariga dalka Sacuudi Carabiya, waxaana magaaladaasi maalmihii lasoo dhaafay ka socday isku dhacyo u dhaxeeya ciidamada amaanka iyo Maleeshiyaad shiico ah.
Maamulka magaalada Awamiya ayaa doonaya in ay bur buriyaan wadooyinka cariiriga ah ee kuyaala magaaladaasi, halkaas ay sheegeen in ay ku...


















