Tuesday, September 1, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Dowladda Turkiga ayaa bisha September ee sanadkan waxaa ay magaalladda Muqdishu ka furi doontaa saldhig military oo fududeeyn doona adeegyada tababarka ciidamada Soomaaliya. Saldhiga ayaa waxaa ku socday dhisme labadii sano ee lasoo dhaafay, sida uu sheegay wasiirka difaaca dowladda Soomaaliya Cabdirashiid Cabdullahi Maxamed. Saldhiga ayaa waxaa sidoo kale isticmaali doona...
                    Madaxweynaha dalka Rwanda Paul Kagame, ayaa ku guuleystay doorashadii shalay loo dareeray ee dalkaasi ka dhacday, sida guddiga doorashooyinka ay sheegeen. 59-jirka, ayaa helay 98.66 boqolkiisa cododkii la dhiibtay taas oo ka dhigan in si aqlabiyad leh uu ugu guuleystay doorashadda. Paul Kagame, ayaa sanadihii lasoo dhaafay helay amaanta wadamada caalamka...
                      Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi farmaajo ayaa xalay soo saaray wareegto uu ku magacaabay Guddiga Qaran ee Taakulaynta Ciidamada. Dhinaca kale Madaxwaynuhu waxa uu soo saaray wareegtooyin uu ku magacaabay Lataliye-yaasha Madaxwaynaha ee Arrimaha Ciidanka Xoogga dalka, Doorashiiyinka & Dimuqraadiyeynta, Amniga Qaranka iyo lataliyaha sare ee Arrimaha Siyaasaddas. 15...
                    Goobaha doorashooyinka ayaa maanta la furay, waxaana dadka ay u dareereen codbixinta doorashada ka dhaceysa dalkaasi. Ku dhowaad 7 million oo qof ayaa iska diiwaan geliyay doorashada maanta oo jimaca ah ka dhici doonta dalkaasi, iyada oo si weyn loo hadal hayo in uu ku guulaysan doono madaxweyne Paul Kagame. Philippe...
Baarlamanka dalka Itoobiya ayaa qaaday xaaladdii deg degga ahayd ee dalkaas lagu soo rogay sanadkii tagay, kaddib bilo dibadbaxyo ah oo galaaftay nolosha boqolaal qof. Baarlamanka oo maanta kulan gaar ah isugu yimid, ayaa ansixiyey tallaabadan wax yar kadib markii ay warbixin ka dhageysteen wasiirka gaashaandhigga Siraj Fegessa, oo sidoo...
Dhawaan duqeyn iska kaashadeen dowladdaha Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa la sheegay in lagu dilay sarkaal sare oo muhiim u ahaa Al-shabaab kaa oo magaciisa lagu sheegay Cali Maxamed Xusseen oo u qaabilsanaa ururka gobolka Banaadir. Haddaba dowladda federaalka ayaa sheegtay in weerarka lagu dilay Cali Jabal uu wiiqayo sida...
Boqolaal dagaalyahanno ah oo ka tirsan Ururka Al-shabaab kuna hubeysan gadiidka dagaalka ayaa gudaha gallay deegaanka Leego ee gobolka Shabeellaha hoose wax yar uun kaddib markii ay halkaa isaga baxeen ciidamada AMISOM. Leego oo 120km u jirta magaalada Muqdisho waxaa ay siweyn ugu dhawdahay degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha hoose...
Qarax xoogan oo loo maleynayo in loo adeegsaday gaari ayaa goor dhaw ka dhacay waddada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho. Qaraxan oo ahaa mid siweyn looga malqay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir ayaa la ogeyn wali halka rasmiga ah ee bartilmaameedkiisu u ahaa. Ciidamada sugiyada nabad-galyada ayaa lagu arkayaa waddada mashquulka...
Kulan gollaha wasiirada ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa loo magacaabay in hanta-dhowrka guud ee dowladda uu noqdo Maxamed Cali Afgooye oo badalaya Hanti-dhowrihii hore ee dowladda Nuur Faarax oo bishii hore ee May shaqada laga fariisiyay. Wasiirka maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa soo jeediyay Hanti dhowrka Guud...
                              Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Max’ed Islaam ayaa guriga martida ee magaalada Kismaayo maanta kulan gaar ah kula qaatay madaxa howlgalka ciidamada Mareeykanka ee Afrika (AFRICOM) Gen. David J.Fumess. Kulanka oo diiradda lagu saarayay howlgallo ka dhan ah Al-shabaab oo la filayo in dhawaan ay ka biloowdaan gobollada Jubooyinka ayaa waxaa...