Sunday, July 26, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Kadib weerarkii cusla ee Mareykanku ku qaaday xarumaha nukliyeerka Iran, doodaha iyo is khilaafaadka ka dhashay qiimeynta saameynta weerarka ayaa cirka isku shareeray, iyadoo Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, iyo saraakiil sare oo Maraykan ah ay si kala duwan u fasireen waxa dhacay. Weerarka oo dhacay toddobaadkii hore, ayaa la sheegay...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa kulan gaar ah kula yeeshay magaalada Muqdisho Safiirka dowladda Shiinaha ee Soomaaliya Wang Yu. Kulanka dhexmaray labada masuul ayaa ahaa mid diiradda lagu saaray iskaashiga labada dowladood ee dhinaca Difaaca iyo dardar galinta dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab ee...
Xoghayaha Guud ee Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed Dr Maxamed Aadan Koofi ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ay maleegeyso qorshe ay duulaan ugu tahay xubnaha Mucaaradka Dowladda. Koofi waxa uu daaha ka qaaday in ciidamo boolis ah oo kuwa gobolka Banaadir ah ay si sifo sharci darro ah ay ku tageen hoyga...
Wasaaradda Gaadiidka Duulista iyo Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in dhamaan adeegyada ay bixiso lagu xiray isticmaalka Kaarka Aqoonsiga Qaranka oo ay bixiso Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA). Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaadiidka Duulista iyo Hawada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in go’aankan uu ka dhashay shirkii Golaha...
Puntland ayaa sheegtay in aysan jirin xarumo gaar ah oo lagu dhaqan celiyo maxaabiista da’da yar ee kasoo goosta ama laga soo qabto kooxaha Shabaab iyo Daacish. Wasiirka Caddaaladda Puntland, Maxamed Cabdiwahaab Axmed, oo hortegay Baarlamaanka Puntland, ayaa sheegay in dhalinyaradaasi lagu hayo xabsiyada caadiga ah ee Puntland, sababo la...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in xabad joojin rasmi ah la gaadhay, taasoo dhex martay dalalka Israa’iil iyo Iran, kadib 12 maalmood oo dagaal xoogan ah oo gobolka Bariga Dhexe gilgilay socday. Trump ayaa sheegay in heshiiska xabad joojintu u dhici doono si tillaabo-tillaabo ah muddo 24...
Xildhibaano badan oo ka tirsan Xisbiga Dimuqraadiga ee Mareykanka ayaa si adag uga falceliyay weerarkii Madaxweyne Donald Trump ku qaaday xarumaha nukliyeerka Iran, iyaga oo ku tilmaamay tallaabadaas "mid ka baxsan dastuurka" isla markaana ku baaqay in xilka laga xayuubiyo madaxweynaha. Madaxweyne Trump ayaa xalay amray hawlgal lagu magacaabay “Operation...
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in Soomaaliya laga saaray liiska kuwa ku lugta leh askareeynta caruurta, oo in muddo ah safka hore ay kaga jirtay wadamada Colaadaha ka jiraan ee Caruurta lagu askareeyo. War ay soo saartay wasaaradda ayaa shaaca looga qaaday in mar kasta mudnaan gaar ah ay siiso...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in madaxda Dowladda aysan diyaar u ahayn in dalka uu markale ka dhacdo doorasho dadban. Isagoo ka hadlaayay xarunta Dowladda Hoose ee Xamar, kagana qeyb-galay munaasabad casho sharaf ah oo lagu maamuusayey ergooyinkii ka qeybgalay Gogoshii Wadatashiga Qaran, ayuu shaaca ka...
Waddamada caalamka iyo ururrada caalamiga ah ayaa siyaabo kala duwan uga falceliyay weerarkii ay ciidamada Maraykanku xalay ku qaadeen saddexda xarumood ee nukliyeerka Iran ee Fordow, Natanz, iyo Isfahan. Qaramada qaar ayaa taageeray, qaar kalena si adag u cambaareeyay, halka kuwa kalena ay ku baaqeen in xiisadda la dejiyo. Israa’iil...