Tuesday, September 1, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Allaha u naxariistee waxaa magaalada San Diego ee gobolka Califonia dalka Maraykanka ku geeryooday habeenimadii xalay wasiirkii hore ee arimha dibada Soomaaliya xiligii dowladii kacaanka Dr. Cabdiraxmaan Jaamac Bare. Geerida Cabdiraxman Jamac Barre ayaa waxaa idaacada VOA-da u xaqiijiyey wiilka uu adeerka u yahay Diriye Maxamed Siyad Barre oo hadda ku...
https://youtu.be/D0luRWE49E0 warsom2011@gmail.com
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in siyaasadeeda gun dhig weyn u tahay soo dhaweynta cid kasta oo ka tanaasusha sida hadalka ay u dhigtay falalka argagixiso. War -saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Eng. Yariisow ayaa lagu sheegay Dowladda Federaalka in ay soo dhaweyneyso Mukhtar Roobow Cali oo...
Mudaharaad lagaga cabanayo diidamada lacagta shilinka Soomaaliga ayaa ka dhacay magaalada Laascaanood xarunta gobolka Sool. Mudaharaadkan oo meelaha qaarkood rabshado isku rogey ayaan la sheegin wax khasaare ah ka dhashay, ka dib markii dhalinyaro ay weerar dhagxaan ah ku qaadeen meheradaha furan. Inta badan ganacsiga magaalada ayaa xiran gaar ahaan kuwa...
Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo maalintii shalay la sheegay in kalsoonida lagala noqday ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay go’aankii xildhibaannada. Madaxweynaha oo ay bar bar taagnaayeen xildhibaanno ku dhawaad 50 gaaraya ayaa sheegay in uu wali yahay madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, isaga oo ku gacanseyray go’aankii baarlamaanka. ‘’Waa...
Kulan ay iskugu yimaadeen shirgudoonka golaha wakiiladda iyo dhinacyaddii is hayey ayaa la isku afgartay in murankii doorashadda golaha Wakiiladda ka dhashay gudahooga ku xaliyaan sida ay maxkamadda sare qaraarka ku soo saartay. Gudoomiye ku xigeenka 2aad ee golaha Wakiiladda Dr Cali Yuusuf ayaa shacbiga reer Somaliland ee ka walaacsan...
  Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in goor dhaw uu halkaa kaga dhawaaqay guddoomiyaha baarlmaanka Hirshabeelle Cismaan Barre Maxamed in go’aankii ay kalsoonida kala noqdeen xildhibaannada madaxweyne Cali Cabdullaahi uu ahaa mid sharci ah. Guddoomiyaha oo goor dhaw gaaray magaalada Jowhar ayaa arintan ka sheegay shir jaraa’id isaga...
Beesha Tanade Daarood ayaa soo gaba-gabaysay shir labadii bilood ee la soo dhaafay uga socday magaalada Garowe , isla markaana ay ku dalbanayeen in loo kordhiyo xubnaha ay hadda ku leeyihiin barlmaaanka Puntland. Tabashada Beesha Tanade oo muddo soo socotay ayaa la sheegay in ay ka soo horjeesteen qaar kamid...
Madaxweynaha Dowlad-Gobolleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geele Xaaf, ayaa sheegay in ay jiraan ciidamo isku dhaf ah oo sugaya ammaanka magaalladda Galgacyo. Ciidamada ayuu ku sheegay in ay yihiin Booliis, kuwaas oo ka kala socda maamullada Puntland iyo Galmudug. Sidoo kale tira ahaan ciidamada ayaa waxaa ay gaarayaan 100 askari...
Hoggaamiyaha dalka North Korea,  ayaa warbixin ka helay ciidamadiisa taas oo sheegeysa in gantaal lagu tijaabinayo deegaanka Guam. Hogaamiyaha ayaa sheegay in uu daawan doono jawaabta ka imaan doonta dowladda Mareykanka ka hor inta aan la qaadin tijaabada gantaalka, waa sida ay sheegtay wakaalladda wararka ee dalkaasi. Todobaadkii lasoo dhaafay, dowladda...