Tuesday, September 1, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Hoobiye ayaa xalay la sheegay in uu kusoo dhacay xaafad kamid ah degmadda Warta-Nabadda ee Magaalladda Muqdisho. Hoobiyaha oo aan la garan halkii laga soo tuuray ayaa waxaa ay ku soo dhacay xaafada laba-dhagax ee degmadda Warta-Nabadda, sida dadka deegaanka ay sheegeen. Saraakiisha Ciidamada ammaanka ayaa warbaahinta u sheegay in madfaca...
Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Al Thani, Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar, oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay aad usoo dhoweynayaa go'aankii Sacuudiga uu xuduuda ugu furay xujeyda ka imaaneysa dalka Qatar. “Markii horeba dowladda Sacuudiga waxaa ay siyaasad ka laheyd qorshihii ay xujeyda ugu diiday Xajka”, ayuu hadalkiisa sii...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa xalay ka qeybgalay casho sharaf loo sameeyey 27 dalxiisayaal Shiine ka yimid oo Muqdisho ku sugnaa maalmihii lasoo dhaafay. Wasiir Eng. Yarisow ayaa u mahadceliyey shaqsiyaadkii suurtageliyey in 27ka Shiinaha ah inay Muqdisho u soo dalxiistagaan oo welbia...
Ugu yaraan 13 qof ayaa dhimatay halka 80 kalana ay ku dhaawacmeen, kadib markii nin uu gaari jiirsiiyay dad badan oo ku sugnaa xaafadda Las Ramblas ee caanka ku ah dalxiiska ee magaalladda Barcelona. Howlgal ballaaran oo uu booliska ka sameeyay waddanka Spain ayaa waxaa lagu soo gebagabeeyay israsaasayn ka...
  Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed oo markii ugu horeysay maanta ka qeybgalay shirka gollaha wasiirada ayaa dalbaday in 10% lagu kordhiyo dakhliga gobolka Banaadir. Shirka maanta waxaa shir guddoominayay ra’iisal wasaare Xassan Cali Kheyre, waxaana warbixin guud oo la xiriirta xaaladaha amniga, hormarada jira iyo waliba qabadaha heysta...
Boqortooyada Saudi Arabia ayaa sheegtay in fureyso xuduuda dhulka ee ay la wadaagto Qatar si ay halkaa uga soo gudbaan dadka u dhashay dalkaas ee soo xajinaya. Sidda lagu daabacay wakaallada wararka u faafisa Boqortooyada xuduuda Salwa ayaa loo furi doonaa muwaadiniinta Qatar ee doonaya in ay sanadkan soo gutaan...
Hay’adda FBI-da ee dambi-baarista Maraykanka ayaa ku dhawaaqday abaalmarin lacageed oo dhan $ 30 kun oo dollar oo la siin doono cidii soo sheegta dadkii ka dambeeyey weerarkii qaraxa ahaa ee loo gaystay masaajidka Daaru Faaruuq ee magaalada Bloomington ee gobolka Minnesota. Weerarkaas ayaa dhacay Labo todobaad ka hor, ilaa...
Mid ka mid ah maxaabiista Soomaaliyeed ku xiran dalka India ayaa lagu waramayaa in uu ku dhintay xabsigii uu ku jiray kaddib xanuunka sokorta oo muddo dheer hayay. Wiilka dhalinyarada ah ee geeriyooday ayaa magaciisa lagu sheegay Atoor Bashiir Barre oo la sheegay in muddo dheer uu la xanuusanayay cudurka...
                    Qiyaastii 11 qof oo ganacsato Soomaali ah ayaa 20-kii maalmood ee lasoo dhaafay waxaa siyaabooyin kala duwan loogu dilay dalka Koonfur-Africa, sida ay sheegayaan ganacsatada Soomaalidda ee dalkaasi ku ganacsada. Ganacsatada la dilay ayaa waxaa ay goobo ganacsi ku-kala lahaan jireen deegaanno ka kala tirsan goballada Limpopo, Gueteng , Kwazunatala...
                        Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya Veronique Lorenzo, oo shalay kulan la qaadatay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayrre, ayaa sheegtay in 2 million oo dollar ay ku bixinayaan shaqa abuurka 1,000 qof oo dhallinyaro Soomaali ah. Md. Khayre, ayaa soo dhoweeyay hindisaha Midowga Yurub ee shaqaalleysiinta dhallinyaradda. R/wasaare...