Tuesday, September 1, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

                Al Shabaab ayaa markii ugu horeysay xaqiijisay in duqeyn diyaaradeed lagu dilay Guddoomiyihii Al-Shabaab u qaabilsanaa Gobolka Banaadir “Cali Jabal”. Sidoo kale kooxda ayaa sheegtay in gaarigiisa waxyeello ay kasoo gaareen duqeyntii dhacday 30-ka bishii hore. Kooxda Al Shabaab, ayaa bayaan ku qornaa Luuqada Carabiga ku xaqiijiyay geerida Cali Jabal, Bayaankan...
                  Dowaldda Sacuudiga, ayaa Qadar ku eedeysay in ay carqaladeyneyso xujeyda sanadkan dooneysa in ay xajiyaan. Shirkadda diyaaradaha qaran ee Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in dowladda Qadar aanay weli siin ogolaansho ah inay dalkaasi kasoo daabusho dadka doonaya in sanadkan ay soo xajiyaan. Labada dal ayaa todobaadyadii lasoo dhaafay waxaa ka dhex...
Waxaa lagu guulaystey in la kala qaado dhinacydii shalay ku dagaalamay magaalada Buuhoodle, kadib markii gurmad waxgaradah ay degaano kala duwan ka yimaadeen. Maxamuud Cali oo ka mid ah dadka degaanka ayaa Warbaahinta u sheegay in laga saaray magaalada kooxihii hubaysnaa ee labada beelood, waxaana la rajeynayaa in laysu keeno...
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa mowqif ka qaadatay khilaafka siyaasadeed ee maamulka Hirshabeelle, waxaana ay dowladdu aqbashay go’aankii ay qaateen xildhibaannada ee kalsoonida lagala laabtay Cali Cabdullaahi Cosoble. War ka soo baxay wasiirka wasaarada arimaha gudaha Cabdi Faarax Juxa oo ka mid ahaa wafdigii wasiirada ahaa ee xaalada qiimeynta u tagay...
Wararka naga soo gaaraya degmada Xeraale ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya in halkaa uu ka soconayo dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Ahlu Sunna Waljameeca iyo maleeshiyaad abaabulan oo ka tirsan dadka deegaanka. Dad ku sugan deegaanka Xeraale ayaa warbaahinta u sheegay in dagaalka uu waqtigan soconayo, islamarkaana dhinacyada iska...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii maalmo ka hor ka dhacay Magaalladda Barcelona ee dalka Spain. Weerrarka ayaa lagu gaystay gaari nooca Fiat-ka ah oo la jiirsiiyay dad marayay hareeraha waddooyinka xaafadda Ramblas, iyadoo halkaana ay ku dhinteen 13 qof tobannaan...
Ciidamada ammaanka ee Jazeeradda Malta, ayaa xabsiga dhigay Laba nin oo Soomaali oo lagu eedeeyay in dambiyo kala duwan ay geysteen. Isbatoore Trevor Micallef, ayaa u sheegay majalada Majisteraytka Francesco Depasquale, in labada nin ee la xiray ay kala yihiin Shaban Adan Jama oo 21-jir ah iyo Maxamed Xabiib Xaashi...
Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa sheegay in ay howlgallo ka dhan ah Al Shabaab ay ka waddaan guud ahaan deegaannada hoos yimaada Gobolka. Howlgallada ayaa si xooggan waxaa ay uga socdaan deegaanno katirsan gobolka Sh/Hoose, oo shalay ay ciidanka dowladda iyo kuwo cadaan ah ay kala wareegeen Al Shabaab. Dadka deegaanka...
                      Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa maanta ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Magaalladda Muqdishu. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa ay kusii socdaan Magaalladda Qaahira ee dalka Masar, kadib markii madaxweynaha casuumaad uu ka helay dhigiisa dalka Masar Abdifitaax al-Sisi. “Madaxweynaha JFS waxaa uu ku sii jeedaa dalka Masar,...
 Dagaal xoogan oo la sheegay in uu u dhexeeyo laba beelood ayaa ka soconaya degmada Buuhoodle ee gobolka Ceyn. Ilaa Lix ruux ayaa ilaa iyo hadda la xaqiijiyey in ay ku dhinteen sida dad goobjoog ah u sheegeen Warbahinta WARSOM sidoo kale waxaa jira dhaawacyo tira badan oo aan ilaa...