Wednesday, June 3, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa xukun dil toogasho ah ku xukuntay Cumar Xasan Maxamuud oo ka tirsanaa NISA, oo ayey ku raad-joogaan Hay'addaha ammaanka, kaas oo lagu eedeeyey dilka Marxuum Ex- Labo Xidigle Hanad Axmed Muuse. Sida ay dacwad oogayaasha ay sheegeen  falkaan dilka oo ka dhacay degmadda Dharkiinleey Labaatankii...
Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa been abuur ku tilmaamay in ay awood u adeegsanayaan ardayda waxkabarata Jaamacadaha ku yaala Magaalada Muqdisho si ay u qaataan Kaarka Codbixinta ee Doorashada Golaha Degaanka Gobolka Banaadir. Cabdullaahi Salaad Yaroow oo ka tirsan Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo safar ku jooga magaalada...
Hogaamiyeyaasha Mucaaradka Dowladda ayaa maalintii labaad waxa ay ku shirsan yihiin magaalada Muqdisho, waxaana maanta ay kulan gaar ah la qaadanayaan madaxda warbaahinta ka howlgasha Caasimadda. Mucaaradka ayaa sida aan xogta ku heleeyno waxa ay madaxda warbaahinta kala hadlayaan arrimaha quseeya siyaasadda guud ee dalka, ammaanka iyo doorashooyinka iyo qaab...
Ciidamo maleyshiyaad ah ayaa lagusoo waramayaa inay weerareen xabsiga dhexe ee magaalada Gaalkacyo ee Puntland, halkaas oo ay ku xiran yihiin dad u xukuman dambiyo waawayn. Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in maleyshiyaadka hubeysan ay damacsanaayeen inay si xoog ah uga soo furtaan maxaabiis ku xiran xabsiga, taasoo...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii gobolka Banaadir ahna duqii magaalada Muqdisho Maxamed Amiir, oo muddo 6 lix bilood ah xilkaan hayay. Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha ayaa sidoo kale xilka guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho loogu magacaabay Dr. Xasan Maxamed Xuseen Muungaab...
Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay duqeymo culus oo ka dhacay deegaan 40 KM dhanka Waqooyiga Galbeed kaga beegan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in duqeynta  lala beegsaday xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo...
Xubnaha mucaaradka ku ah Dowladda ayaa lagu wadaa saacadaha soo socda inuu shir uga furmo magaalada Muqdisho kaa oo ay kaga hadlayaan siyaasadda guud ee Soomaaliya. Qaar kamid ah xubanaha Mucaaradka ayaa u xaqiijiyay warbaahinta gudaha inay maanta qabsan doonaan shirweyne ay aayaha Soomaaliya kaga tashan doonaan oo ay ugu...
Kumanaan taageereyaal ah ayaa maanta oo Talaado ah isugu soo baxay garoonka ciyaaraha ee Stadium Muqdisho, si ay u daawadaan ciyaar ay kasoo muuqdeen Ciyaaryahano heer Caalami ah kana soo jeeda Qaarada Afrika. Ciyaartaan oo ahayd mid si weyn loo wada sugaayay ayaa waxaa kasoo dhex muuqday xiddigo hore oo...
Madaxweynihii hore Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa si adag uga hadlay in degmada Kaxda aysan kamid noqon degmooyinka laga codeeynayo, waxa uuna sheegay in shacabkeeda ay kamid yihiin canshuur bixiyaasha ugu badan ee dowladda lacag siiya. "Waxaa nasiib darro ah hab-dhaqanka madaxda dowladda Federaalka ah ee lagu kala soocayo...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Macawiisleeyda reer Hiiraan ayaa wada dhaqdhaqaaqii ugu dambeeyay oo ay ku doonayaan iney Al-shabaab kaga xureeyaan degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Dhaqdhaqaaqyada ciidan ayaa si xoog leh looga dareenaya deegaanada hoostaga magaalada Aadan Yabaal oo mudooyinkii lasoo dhaafay ku jirta gacanta kooxda...