Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa madaxda Dowladda ku booriyay in ay dib u eegista soo socota ee IMF 2018 ay ka dhigaan mid hufan sida tii 2017 ka oo guul muhiim ah ay ka soo gaartay Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya.
Hey’adda Lacagta Aduunka ee IMF ayaa qiimeysay waxqabadka Wasaaradda Maaliyadda...
Warbaahinta Kenya oo soo xiganaysa saraakiisha amaanka dalkaasi Kenya ayaa sheegaya in ay ku jiraan feejignaan xoogan inta lagu guda jiro maalmaha ciida masiixiyiinta.
Sargaal diiday in magaciisa warbaahinta loo adeegsado ayaa sheegay in ay ka digayaan weerarro suurta gal ah in Al-shabaab ay ka geestaan todobaadyada iidaha kirishtanka magaalooyinka...
Magaalada Baydhabo oo xarun KMG u ah maamulka Koonfur Galbeed waxaa gelinkii dambe ee shalay ka degtay Helicopter siday Sarkaal Shabaab ka soo goostay, kaasi oo Saraakiil ka tirsan Koonfur Galbeed ay ka soo kaxeeyeen deegaan ka tirsan Gobolka Baay.
Cabdulle Isaaq oo ah Taliyaha Howlgelinta ciidamada maamulka Koonfur Galbeed,...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumada Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa faah faahin ka bixiyay Qorshaha ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ay kula wareegayaan Ammaanka dalka.
Waxaa uu sheegay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya in ay wadaan dadaalladii ugu dambeeyay ee ciidamada dowladda ay Ammaanka guud ee dalka.
Sidoo kale waxaa uu sheegay in ay...
Xarrakada Al-shabaab ayaa shalay gelinkii danbe meel fagaaro ah deegaanka Iidaale oo ka tirsan gobolka Baay waxaa ay ku toogteen Shan dhalinyaro ah oo ay ku eedeeyeen in ay la shaqeynayeen sirdoon Caaalami ah iyo kuwa Maxalliga ah.
Degaanka Iidaale oo qiyaastii magaalada Baydhabo u jira 60-KM ayaa lagu toogtay...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa uga digay ciidamada dowladda Soomaaliya in ay isku abaabulaan hab Qabiil, isaga oo taa badalkeeda ka dalbaday in ay difaacaan Qarannimada.
Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in uusan jirin Askari xun, laakiin mar walba halka ay wax ka qariban yihiin tahay saraakiisha oo haddii...
Ugu yaraan Afar ruux ayaa ku dhawacmay dagaal labo maleeshiyo beelleed ku dhaxmaray deegaan lagu magacaabo Geel ku Dhal oo ka tirsan degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan.
Guudoomiye ku xigeenka Amniga iyo siyaasadda degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan Ducaale Aadan Cabdi ayaa sheegay in dagaalka oo dhacay maalintii shalay ay...
Xabad joojin ay dhawaan kala saxiixdeen dowladda Suudaanta Koonfureed iyo falaagada hubeysan ayaa ka dhaqan gashay dalkaasi, tallaabadan ayaana ah isku-daygii ugu dambeeyay ee lagu soo afjarayo dagaal sokeeye oo halakeeyay waddankaasi afartii sano ee lasoo dhaafay.
Heshiiska xabad joojinta ayaa dowladda Suudaanta Koonfureed iyo falaagada dagaalka kula jirta waxa...
Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka kulankiisii Seddexaad ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Garoowe, waxaana laga soo saaray War-murtiyeed ka koobnaa 12 qodob.
Lataliyaha Wasaaradda Dastuurka ee arrimaha Warfaafinta iyo Xiriirka, Cabdicasiis Cabdi Xaaji Gobdoon ayaa Wadaxaajood iyo falanqayn dheer kaddib Warfidiyeenada u Aqriyay qodobadan soo scoda oo ay madashu isku...
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar xalay lagu qaaday Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho, waxaana iska horimaad ku dhawaad Saacad socday uu dhaxmaray ciidamada difaaca hore ee Wasaaradda iyo kooxaha weerarka soo qaaday .
Dadka deegaanka ayaa sheegay in kooxaha Weerarka ku qaaday Wasaaradda aysan u...


















